Dhegeyso:- Gudomiye ku xigeenka Dhaqaalaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka hadley xaalada Gobolka

4
145

fataxGudoomiye ku xigeenka arimaga dhaqaalaha ee gobolka shabeelaha hoose C/fataax Cabdulle ayaa waxaa uu ka hadley arimaha gobolka shabeelaha hoose oo ey ugu horeeyaan xasiloonidarada ka taagan gobolka.

Gudoomiyahaku xigeenka ayaa wuxuu sheegey in gobolka ay ka jiro dhibaatooyin badan ay ugu horeeso isbaarooyinka isdaba jooga ah ee yaala gobolka kaasoo uu sheegey iney inta badan dhigtaan ciidamada dowlada iyo dad ku jiro maamulka dowlada.

Wareysigii oo dhan waakan ee nala dhegeysta

 

cabdi fataax
Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. Xasan Qoslaye jubada hoose oo boqolaal kilomitir u jirta xamar aya umuqata laakin midan wuu iska indha tirayaa, hadaadan wax ka qaban isbaroyinkan balan waxa ah inaan iska qabanayno mooryanta aad noo soo dirtay hadanu nahay reer shabeelaha hoose, gudomiyaha, gudomiye ku xigeenka degmada wanlewayn iyo ku xigeenkA DHAQALAHA EE GOBOLKA waa idinkaga mahadcelinayna geesinimada aad mujinaysan sidoo kale daafeet.com waxan idinlenahay wajibkina ayad gydateen

  2. Wallahi ninkaan sifiican ayaan u aqaan waa ninka diyaariyey Strategy-yada lagu xoreeyey Beesha Biimaal, waana geesi mutacalim ah, waxaana u rajeynaaa inuu Alle noogu dhiibo Governor-tooraha Gobalka, waxaan leeyahay Mudane Allaha kaa qabto il insi & mid Jinniba “aamiin”.
    F.G: ogaada waa Teacher-keyga Form 4 ka…..
    Farriin kusocota Webside kaan: fadlan noogu faa’deeya aqoonyahankaan, isla markaana ah Mas’uulka 2aad ee Gobalka

  3. Wallahi rag iga dheh oo geesi ah, aaween Xildhibaanadii, Wasiiradii & Odayaal dhaqameedkii!!!!!!! fadlan wiilkaan Gobalka hanaloogu dhiibo hadaa nahay reeer Sh/hoose,Wallahi waxaan isleeyahay waa yimid Dal xooreeyihii Sh/hoose….

  4. hadaan nahay Beelaha aw-digil af ayaan heynaa weligeena mana rabno in aan dhulkeena dhacsano waad u jeedaan Biimaal dhulkiisa in aan isbaaro la dhigan karin lkn anaga min afgooye ilaa leego hawiye waa isku soo habar wacday ee walaalayaalow aan fadhiga ka cano sida Biimaal dhulkiisa u difaacday aan isku difaacno war badan wal mataraaw.

Comments are closed.