Kulan balaaran oo ey qadka telfoonka ku yeesheen Qurba joota shanta caleemood ayaa waxaa ey kaga hadleen colaada laga soo maleegayo magalada Muqdisho taasoo la rabo in la kala dhex dhigo laba qabiil oo ka tirsan shanta caleemood.
Colaadan ayaa wexey salka ku heysaa deegaan la yiraahdo Xero Shiino oo ku taala duleedka Xerada Belidoogle ee ka tirsan Degmada Wanleweyn oo ay kooxo Muqdsiho jooga ay doonayaan in ey ka iibiyaan dad aan deegaanka u dhalan taasoo ey ka dhiidhiyeen shacabka Degmada Wanleweyn.
Gabagabadii kulanka ayaa waxaa ey soo saareen baaq ku wajahan dadka ka shaqeynaya arimahaas wuxuuba baaqa ku bilowdey sidan:-
Waxaan Baaq halkan uga direynaa Kooxada caada qaatayasha ee ku sugan magalada muqdisho kana shaqeyna arimaha Old Banadir waxaad ogaataan in xiligan la taagan yahay eysan deeganka shanta caleemood diyaar u eheyn in cilaad la kala dhex dhigo qabailada shanta caleemood.
In mudo ah ayaa degmada wanleweyn waxaa ey gacanta ugu jirtey kooxo kala duwan oo aan u dhalan deegaanka’ Maanta ey gacantooda soo gashey intii aad hurumar gaarsiin laheedeen miyaad hadana rabtaan in deegaanka aad ka iibisaan kuwii shaley xooga kuugu heystey si ey xaq ugu yeeshaan.
Waxaan idiin sheegeynaa in deegaanka shanta caleemood uusan eheyn beec kooxaha aad kusoo hogaamineysaana aad ka deysaan degmada, umada dhibta ku jirta aad dhibta ka deysaan ugu bedeshaana wax qabad.
Sida aad la socotaan deegaan Isbitaalo kuma yaalaan dadkooda xanuunsan waxaa la geeyaa magalada xamar si halkaasi loogu daaweeyo waxaa kaloo ka jirta iskool la,aan intaad dadka ka caawin laheedeen dhibaatada miyaad hadana rabtaan in aad dhib kale gelisaan waxaan idiin leenahay ka waantooba.
Daafeet.Com
sxb calacalka iska dhaaf baladoogle waa dhul Hubeer wax la yiraado shancaleemod ma jiran marka beenta meesha aad ku heesid daah waxba haku rafan habargidir ee dagaal waxuu ka dhaxeeya HUbeer iyo eylada degto malable iyo afarta Tigreey ku dhaxjirta marka insha allah goordhaw mooqifka waa la gaari doona mida kale Hubeer iyo galjecel ogoow dhalasho dhab ah ka dhaxeeso ha moodin tan lagu dhobdhoobay shancaleemod oo laysku keenay dad aan isku aabe aheen
waa kuwe kuwa colada kawada degmada magacyadoda manoo shegi kartiin iyo labada qabiil oo is haysta oo kawada tisan besha
wiil hubeer sxb maxa ka hadleysaa .ma waxa lagugu soo direy walaalahaga shantacaleemood ..tan kale maxa isu keeney galjacel iyo hubeer.?.rufiyaanimo mad bilawdeen-waraa yaan lagugu dirin dadkaaga..
Walee somali been ma maahmaahdo waxaan maqli jirey meel bukto iyo fartaa is og Wiil Hubeer qoraalka lagu sheegin qabiilada dagaalamey adiga ayaa kuu sheegey in hubeer ey rabto iney dhulka ka gado habar gidir mashaakil badanaa.
Ninyahow waa hurudaa ee hurdada ka kac hadey hubeer saas madaxa uga jirto waxaad ogaataa inaad qaldan tahay gaal jecelka aad isku dhejineyso ee aad ka raadineyso hawiyenimada waxaad ogaataa inadan waxba ku keeni doonin 4 qof aa meesha ku joogtaan ee nabad ku jooga hadii kale adinka iyo gaaljecelka isku jid aa mari doontaan waa ogtahay in gaaljecel dhulkaas sidii cali beesteenka oo kale looga cersado ee nabada yeysan ku dhibin.
Dhulka aad sheeganeysana inadan laheyn waa ogtahay hadii aadan ogeyna tolkaada wareyso ayagaa kuu sheegi doona meesha ey hubeer ka degto degmada wanleweyn
Adeer ninka isku sheegaya wiil hubeer waad ku fiican tahay inaad dhulkaaga illaashato hase ha ahaatee marna kaa akhrisan meyno inaad nagu xiriiriso beel aan dhididkeena xitaa isku dhicin, hana naga fogeen walaalahayaga shanta caleemood xitaa hadaan mirifle nahay deegaanka ayaa na walaaleeyey garo
Kan isku sheegaya wiil Hubeer, hubeer ma ahan waa gaaljecel kabtaqalafow, rufyaan waaye waxana u shegaya dadka shantacaleemod waa ilbax iyo reermagaalo waye, idinka galjecel hadii sacadwalba islaynaysaan, anaga nagama sugaysaa, wixi khilaf ahna wada hadal baa lagu dhameynayaa, waxan lenahay gole dhaqameed oo la ixtiraamo, khibradna u leh xalinta khilaafadka, waxan lenahay geesiyaal dhulkena difaaca. wiilhubeer wuxu rabo ha ahaado kolay alle baa og, balse hadalkiisa waxa ka muuqato nin xun in uu yahay (virus). Hadduu yahay dadkeena u yahay waa loo cudurdaarayaa illeen wuxu yahay in maskasda laga dhagay, xaqiiqduna walahena huber waa walalo wanaagsan, walaltinimadana jecel, marka hal feejignaado, cadowga qoriga caaridiisa iyo qalinkaba wa in lagula dagaalamaaa. Walalka waxmagaradka ahna waa in loo nasteexeeyaa. huber shantacalemod kama mid ah waa sheeko dadka lagu qaybinayo, ninka wxas kashaqaynaya waan la dagaalamaynaa.
codsi Dhamaan Aqoonyahanada reer Wanle waxaan ka codsanyaa iney joojiyaan dhibaatada meesha laga wado ayna ka wadaan dadka meesha yimid ayna isku qori dhiibayaan dhalinarada ka soo jeeda ayna waligoo difaci jirey ayna u soo dhinteen manta laba qabiil aan u dhalan ay istimaalaan faldlan dhamaan Aqoonyahada iyo wax garadka ha ka hor tagaan dhiwaatada ka soo socoto deegaanka dhulkaan waa dhul ay leeyihiin Shanta caleen ayna dad badan u soo dhinteen fadlab mar kale ha laga fiirsado dhibaatada meesha k a soo socoto
Asalamu Alaikum Waraxmatullahi Wabarakatuhu
Saas ma ahan sxb Hubeer iyo qabilada mesha degaa waa in ay nabada Kawada shaqeyaan Nabad baa naas lanuuga leh
Dhulka inaga Wayn sida qabilada kale somaliyeed isku laayaan yanaan noqon ceeb Allaha Asturo
Shanta caleemood qabiil ma ahan lakin magacan isjeclaansho naga dhagaxayso bu kuyimaaday oo talyanigi ba intu kayaabay yiri 5parts marka macnaha ma ahan yaatahay marki lagu yiraahdo inaad tiraahdo Shanta Caleemood why shanta caleemod qabil saa kunoqonayso unoqonwayday Hal qabil oo Wayn ilayn waa qabiilo aad ubalaarane
Waxan inta inta idinkugu shegaya nin waliba waxu doona ha ahaade walaalayaal islaam nimada yaan laga tagin dagaalna wiil kuma dhasho e wil baa kudhinta Aniga ahaan maanta jareer haloo dhiibo hadii ladhihilahaa nidaamka raali baan ka ahan lahaa iskadaa mid aad degaanka wadagtaane iyo dhaqanke walaalayaal nabada aan kashaqayno muhim waxaa ah nabada xukunka dhib maleh wu iska imandoonaa ninki kutahmayo inu mar un xil qabto dad isjecel aan noqono ASC
HERo huber kan watoow is adkeey waa ku aqaan waxaa tahay Hubeer duur galka ah wanlawayn kala aqoon plz magac noga dhaaf jiljiceyga, anaga ka naqaano kuwaan yamyam iyo qadaadwaynta leysku keenay , hada baro Erdho waa qabiilo isku tahay yar yar ah sida tan MAAD IYO reer CIISE oo ah jareer wayn, IDOOLE IYO EYLO , IDOOLe , Idoolaha abtirsamadiisa waxay gashaa Qomiyada Tigreeyga marka meesha jiljileeca dhaaf ama magac no dhig
Asc.
Aqiyarey horta ceeb ma’ahan hebel wan isladhaline ellen qabilka kahore ayaan muslim nimada walalo lagu aha.
Aniga ahantey waxa hormarka kujira in dhulkada adiga mamulkisa haysato lakin aadan karepanin iney dadkale kuladagan.
Tusale “America wuxu hormarka kugare waxa kamit ah ‘xoga africa lagakene,aqliga europe,farsamada asia”
marka dad kuladage aad mamulayso dhib makenan ee nimanyahow katanasula fikirkan digalka ah.
Midakale runte wa ceeb inat dadkale udidan dhulkina dadkinana a raptan iney dhul dadkale kunoladan tusale ani waxan ahay 24 jir walegeyna ma’arag dhulka 5ta calemod wana udhashay dhulkas marka mahapontahay in qofka mishu udhashey melan ahen madagekaro.
Nimanyahow think beyond horizn
Asc Wr Wb Aqyaarta sharafta leh waxaan idinka codsanayaa in aad fikirkiina saliimka ah aad meesha isugu gudbisaan oo aad iska deysaan aflagadada waxaan arkaa dadka qaarkiis qoraalada ay isugu gudbinayaan meesha.
Waxaan kaloo idiin sheegayaa in aanan soo gudbin doonin wax walboo aflagaado ah idinkana waqti badan ha iska gelinina aflagadada maadaama eysan jirin qof aqrineysa.
Maamulka Daafeet.Com
Mahadsanidiin
Shanta Aleemo waxaa u curud ah Erdha, waxaan aYaraan u ah Hubeer. Hubeer waa la soo dejiyey dhulka iyakoo laga soo racdeeyeey meeshii aay degenaayeen. Shanta waxeey u degentahay sidan soo socoto:
Laba koofur (hubeer ii Hiifmugga0 hal dhexda (Erdha) Laba waqooyi (jambaluul ii Barbaara). Erdha dhulkiisa wuxuu ka soo baxaa Warmahan wuxuuna ku dhamaadaa Xadka Eelaay. Marka walaal hubeer aad iyo aad ayuu u qaldanyahay waa inuu isa saxaa. Hunguri weynida iyo Dulmiga waa inuu dhaafaa
wiil hubeer midka watoow waxaa kuu sheegaa inaad caqli xuntahay maxaa yeelay shanta caleemood oo ah dadka DM ugu reer magaalsan aad rabtaa inaad qoraal yar oo raqiis ah ku kala qeybiso adigoo iska dhigaayo hubeer sxb hadaad gaal jecel tahay mise hawiye kalaba adeey kuu taalaa dadkaan dhulkooda wey u tashteen adigoo kalena meel aad ka soo gashid malahan aqyaarta reer daafeed kanoo kale ha u caayina walaalihiina hubeer aniga waxaan ahay mirifle from baydhabo halahaasaa iga talo ah
reer shanta caleemood maanta ma taagna inaad dhexdiina isku jeesataan waxaa tihiin dad walaalo ah runtii meshana waa federaal waxaad tihiin dad la yaqaano o walalo ah iskala saarka dhaafa dantiina hal meel ugu soo wada jeesta
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
salaan kadib walaalayaal waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ka soo jeeda beesha hubeer
waxaan talo ahaan aan anigu qabaa in aan ku fikirno sidaan umaamulan laheeyn deegaanadeena gaar ahaan dhulka aay degaan shanta caleemood waayo in badan waa laina xukumi jiray waxaa farxad inoo ah hadii aan aragno maanta oo deegaanadeena anaga xukumeeyno marka aan is walaal sano aan iska daayno qabyaalada qurunka ah waan soo aragnay qabyaalad waxa aay tahay iyo waxa aay gasho please and please aan ka wada hadalno sida aan u hormarin laheeyn deeganada shanta caleemood gaar ahaan waxaan fariin udirayaa qurba joogta shanta caleemood in aay usoo gurmadaan deegaankooda sidii aay uga hirgalin lahaayeen iskuulaad isbitaalo iyo machadyo lagu barto farsamo iwm midaas ayaa dan inoo ah ogoow ha is dhihin waxaad rabtid ku hadal cid kula xisaabtameeysid majirto ee ogoow ما يلفظ من قول الا لديه رقيب عتيت والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
asc walaaloyaal waxaan dadka aan isaga dhicin la nahay waa cugdada dhex deena ah waaye hadaanu nahay digil ee aan dhaafno cugdada ee aankahadalno si aan dhulkeena aan umaamulan laheyn dhaaf dhibadatad waxna dhexyaalo malahan markiilaabaahdo dhulkaan in aan hureyno cadowga waxaa uu sameeyaa qilaaf ayuunadhexdhigaa marka arintaas halaga taxadiro
Erdho Taliye Tacabatu hubeer sidey ahaan jirtay haku socoto
Comments are closed.