Sarkaal ka tirsan ciidamada dowlada oo xaley lagu diley degmada Afgooye

2
97

dilSarkaal ka tirsan ciidanka nabadsugida ayaa habeenkii xaley lagu diley degmada afgooye.

Dilkan ayaa lasoo sheegayaa inuu dhacay xili fiidkii ah, waxaana Ninka ladilay oo ahaa Wiil dhalinyaro ah la toogtay markii uu Salaada kasoo baxay cishihii xalay.

Warka ayaa waxaa uu intaas ku darayaa in kooxihii dilka gaystay oo af duubnaa ay goobta ka baxsadeen waxaana halka dilka uu ka dhacay gaaray ciidamo katirsan dowlada.

Saraakiisha dowlada ee Afgooye ayaa ku eedeeyay dilkaas kooxda Shabaab oo habeen kahor weerar sidaan oo kala ah ku qaaday Ciidamo kusugnaa gudaha Afgooye.
Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. waxaanleeyahay shababka ma muslina mise waagal mala ogol yahay inladidilo qof masjid kujira ama kasoobaxay inladilo xataa hadu gaalyahay waa iga suaal

  2. Xaqiiqda kajirta dalka lasoco si aadan ugu kadsoomin dhagar qabayaasha
    Shir qoolada ka dhanka ah qoomiyadaha degan g/sh/hoose gulufka ugu
    jiro kuna dhiiraday xaqa muslimiinta in ay baneeystaan———
    hadaba lasoco arimahaan
    Waxaa dhawaanahaanba shirar qorsheeysan ay ka kala dhecen qaybo kamid
    ah gobolada dalka iyo dalka dibadiisa Waxaana soo qaban qaabiyay
    kuna baqay in aay qabsoomaan shirarkaan ISBAHAYSIGA MUQDISHO
    oo dhawanahanba ku howlanaay G/SH/hoose
    Markii aay ogaadeen in ay fadaraalka ku waynayaan Awoodooda
    Siyaasadeed ayaay go’aan ku gaareen sidii aay u hanti lahayeen
    g/sh/hoose in ay geed dheer iyo mid gaabanba aay u koraan
    Nasiibdarada waa mugdi xaq daraduna waa mugdi maxaa dhacay
    ISBAHAYSIGA MUQDISHO AYAA WAXAA UU KASOO SAARAY
    QODOBO DHOOR AH OO AAY ISKU RAACEEN DHAMAAN ISBAHAYSIGAN
    Waxaana kamid ah qodobada aay isku raaceen oodhan

    1)In G/SH/hoose uu noqdo meel lagu beero dadka aan iimaanka lahayn
    xaaraantana quuta ala kacabsi mustaqbal iyo ubad anan wax ka aqoon
    si looga bad baadiyo dadyooga kale ee daga gobolada isbaheeysiga uu leyahay
    SIDA GAL GADUUD MUDUG

    2) In ciidamada milateriga ah lagu jah wareeriyo si gobolka uusan uyeelan
    nidaam kasta oo dadka deegaanka isku xeri karo si looga hortago isbedelka
    kasoo cusboonaaday dadka ku abtirsada gobolka shabelaha hoose

    3) in aysan dowlada xilwareejin ku samaynin wasiirka arimaha gudaha
    wasiirka gaashaandhiga iyo wasiirka cadaalada oo dhamaantood
    lagu sheegay in aay daacad uyihin danaha siyaasaded ee isbahaysiga muqdisho
    waxaana lagu amaanay sida aay uwada shaqeeyaan .

    4)in beelaha digil si awood buuxdo leh hanti iyo xoriyadba loogala wareego

    5)In BEELAHA BIIMAAL DEEGAANADEEDA LOOMADAX BANEEYO
    Laguna qasbo in aaysan cidkale xaquuqdeeda udoodin mudnaanta
    koowaadna lasiiyo in aay ayagu leeyihiin si ayan awooda isbahaysiga muqdisho
    aysan uga suulin gobolka.

    Waxa shirka lagu cadeeyay in aan arimahaan looga maarmi doonin hirgalinteeda
    dowlada faderaalka ah iyo waliba siyaasiyiin kasoo jeeda BEELAHA BIIMAAL.

    6) Waxaa si gaar ah diirada loogu saaray siyaasiga caanka ah Mudane
    Ibraahim c/lahi cadow waxayna ku tilmaameen in uu falaar kusoo foodleh yahay
    waxayna isla garteen si shakhsiyan ah in ay u beegsadaan ayagoo tiigsanaya
    in ay iska hor wareejiyaan wal walka tirada badan oo ay kaqabaan awgiis
    waxayna aamin sanyihiin in uu yahay fikradii kadanbeeysay isbadalka siyaasadeed
    ee ku yimid umada soomaaliyeed oo ku wajahan go/sh/hoose midaas ayaana
    kaliftay”””

    HADABA DABKA SHIDAN WAXA LAGU KARIN RABO QOWMIYADAHA
    KU ABTIRSADA GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE

    QORMADII
    Muxyadiin sheekh maxamuud

Comments are closed.