Gudoomiyaha Degmada Marka Maxamed Cusmaan Yariisoow ayaa sheegay in loo bahan yahay in laga qaado dhamaan isbaarooyinka yaala inta u dhaxeysa magalada muqdisho ilaa iyo marka.
Gudoomiyaha ayaa eeda dusha ka saarey wasiirka gaashaandhiga isagoo sheegey in isbaarooyinkaas ey u yaalaan ciidamada dowlada ee uu masuulka ka yahay wasiirka gaashaandhiga.
Kol dhaweyd ayay eheyd kolkii uu wasiirka gaashaandhiga ku eedeeyey maamulka degmada marka in ey ka mid yihiin qolooyinka isbaarada jidka u taalo.
yariisow
Daafeet.Com