wafdi balaaran oo uu hogaaminaayey wasiirka gaashaandhiga ayaa maalintii jimcaha booqasho u tegey degmada wanleweyn socdaalkaasi oo uu ku wehliyey xildhibaan Dr Xaaji cali sheekh oo ka mid ah xildhibaanada kasoo jeeda deegaanka iyo suldaanka beesha jiido Suldaan Warsame.
Booqashadii ka dib ayaa Xildhibaan Xaaji Cali iyo Suldaan Warsame waxaa ey socod dheer kusoo mareen suuqa weyn ee degmada Wanleweyn halkaas oo kula kulmeen ganacsatada ka shaqeysata suuqa ayagoo ka waresanayey dhibaatooyinka ey tabanayaan.
Labada masuul socdaalkoodi ka dib waxaa ey inoo sheegeen deegaanka inuu uu yahay mid nabadgelyadiisa la isku haleyn karo eyna ka jirto nabad gelyo buuxda sodaalkoodii kad ib waxaa ey ugu beeqaan dadka degen deegaanka in ey ka shaqeeyaan isku duubna tafaraaruqana ey ka fogaadaan si umada ey horumar ui gaarto.
Daafeet.Com
rag culus ayaa mesha kaga jeeda runti wajigooda mar hore iigu denbeysey
Wallahi dadkaan waa isku tashadeen waana meesha kaliya ay niyadooda ka saareen Hawiye, waxaaba kasii daran sida Mas’uuliyiinta ay u dhex lugeenayaan Suuqyada & wadooyinka waaweyn ee Magaalada
Mahadsanid, walalahena kale sas iyo si ka wanagsan ayan u rajeynaynaa. Hala dadaalo, wax walba dadaal iyo mabda baa lagu gaaraa. Gobolka intiisa kale alle cadowga nabad diidka iyo dhulboobayaasha haka saaro.
wasiirkan waa lagu qasaray warkisa in aad naga deysan aa fican , wali isbaarooyinka ma qaadin mana awoodaba xitaa afka kama shegi karo marka waa wasir booskisa u moda in ay leeyihin dadka mesha asi kensaday
Wasiirka maqaarsarka ah naga dhaafa warkiisa gaandi oo ogadeynka ah dhaamo oo maanta u faadidayey ciidamada jubbaland joogan oo dhulkayna ku boobi raba
masha allah dadkeena ilaah noo xifdiya
shaamqoryooley bro wa runtaa wasiirkaan wuxuu ka adag yahay sida dadkiisa u u dhaleeceeyo xaq darada lagu hayo uma jeedo ma aqaan inuu haduu runta uu sheego wuxuu mooda in booska laga qaadayo war hadhow xagee laga soo dooranayaa haduu runta sheegin
Comments are closed.