Dhegeyso: Gudomiye ku xigeenka dhaqaalaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo aan ka wareysaney xaalada Gobolka

7
91

fataxGudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha ee gobolka shabeelaha hoose oo aan ka wareysaney xaalada guud ee gobolka shabeelaha hoose taasoo uu inoo sheegey in gobolka xaaladiisa ey ey waxoogaa sidii hore kasoo fiicnaaneyso.

Wuxu kaloo inoo sheegey in safar ey ku tageen magalada wanleweyn halkaas oo si fiican loogu soo dhaweeyey isla markaana ey maamulka degmada halkaasi ey kaga dhegeysteen warbixino ku saabsan amaanka deegaanka iyo isbaarooyinka yaaladeegaanka.

wareysigiisa oo dhan halkan hoose ka dhegeysta.

 

final c fatax

Daafeet.Com

7 COMMENTS

  1. godomiya kuxigeenka gobolka shabelaxa hoose ma aha gof xur ah isiga cabdigadir maxamed nuur sidii waa magaarsar weeyi iyiga gobolka waxaa heesta wili muriyaantii Habargeder oo shaati dowlideed wadato oo dhib aad uxoogbadan ku xaaya shacabka gobolka digniin iyo baag waxaa udireyaa daadka khuseeso arantaa gobolka iney kakacaan hurdida asc wabilaahi tofiig

  2. Wareysi fiican yaasiin. cabdi fataax waxbuu dadaboolay in kastoo u u dhaqmay maah maahdii reer xamarka ee ahayd (ow geedi garaw leeyahay, jeeylanina jidaw leeyahay)marka hadii aysan waxba dhaqaajinkarin meesha hakatagaano oo runta ha sheegaano. mid run waaye reer daafeet cadawga soo duulay way iska dhiciyeen oo waa laga cabsanaa. gudoomiyaha waa in uu sheegaa cida isbaarada u taalo cida canshuurahalasiiyo, qofka soo magacaabo dad ka jaahilka ee uu sheegay in laga keenay meelo kale. waana in ay hadlaan oo runta sheegaan ayagoo warbaahinta maranaayo. badanaa codka ama hadalka waa ka saamayn oo xoog badanyahay xabada.cabdifataaxse waxa uu ila muuqdaa qofka ugu macquulsan inta maamulka gobolka shabeeladahoose ku jirta.

  3. sxb G.kuxigeenka iyo sxbkay G.Siidi waa dadka ugu macquulsan ee maamulka. balse meeshii laga rabay maka muuqdan, anigu waxan labadan u arkaya kuwo qatar weyn ku ah qadiyada Gobolka. Marna wan ka soo horjeda in dhulbobayasha lala shaqeyo taasi waa aqonsi cad oo cadeynaya in dhulka qeyb ka leeyihiin. xoogbadni adiga diidan tahay wax ma lagaga qaadayo, lakin cadowga inad u ogalato inu wax kula qaybsado waa khiyaano weyn.

  4. Runtii waxaan isdhihi karaa waxa uu ku hadlay hadal macquul ah oo hadana aan gabasho laheyn waana geesi gudoomiye ku xigeenka hadalka uu sheegayna waa runtiisa idinka ku nool qurbaha maxaad u qabateen deegaanadina ma ogolidiin inaad ciidan qorotaan oo aad difaacdaan tan kale waad iska qosleysaa ma taqaanid sida loo wareesto dadka iyo mas,uuliyiinta ee sidaas wax iska badal waxaad tahaye,,,,,,

  5. Wallahi wiilkaan 100% waa dhaamaa Siidii, oo dhaafi la’ Hotel Wehliye.
    dadbadan oo aqoon u leh Yarkaan waxay ii sheegeen inuu laba Degree ka kala heysto Economics ka & History & Geography-ga, waxaa kaloo layga sheegay inuu aad u aaminsan yahay qadiyada D & M, inkabadan 20 jeerna ay isaga horyimaadeen C/qaaadir “CD” sida uu ugu magacaabayo xilalka dadka aan u dhalanin deegaanka, taasoo keentay in idaacada Shabelle oo ah Afhayeenka Hawiyaha ay beryahaan dhanba aflagaadeyneysay Mas’uulkaan kadib markeey baad ka qaadi waayeen, waxaa kaloo leey sheegay inuu marar badan ka badbaadey Qaraxyo & isku dayo dil, waxaan leenahay Allah hakaa badbaadiyo cadowga hana kaa guuleeyo “aamiin”

Comments are closed.