Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya shirweyne qaran kaas oo ay soo agaasintay DF Soomaaliya ayna ka qeyb galayaan qeybaha kala duwan ee bulshada gobollada dalka.
Hadaba Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa war kasoo saaray shirka Muqdisho, waxaana ay sheegeen inaysan jirin cid iyaga katirsan oo shirkaas ka qeyb galaysa.
Sargaal u hadlay Maamulka KMG ah ee Axmed Madoobe ayaa sheegay in shirkaas uu yahay mid aan loo dhamayn oo Jubba aan looga yeerin.
Halkana ka dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com