Waxaa caawa magalada Baydhabo lagu diley Malaaq Yusuf Ali Sheekh oo ka mid ahaa Malaaqyada beelaha Digil iyo Mirifle .
Malaaqa ayaa kooxo hubeysani waxaa ey ku dileen isagoo salaada cishaha kasoo baxayo oo kusii jeeda gurigiisa kooxo ku hubeysan bistoolado ey ku toogteen gurigiisa hortiisa.
Koxihii dilkaas geystey ayaa goobta ka baxsadey ila iyo hadana ma jirto cid sheegatey dilka Malaaq yusuf Ali.
Daafeet.Com
inaa li laahi waninaa ileehi raajicuun alaha jinatul fardowsa kawaraabiyo marxuunkaas kuwiidilayna alaha kacifiyo calaamad Aamiin Aamiin
Allah ha unaxriiso malaaqa ehelki iyo qaraabadii uu kageeriyoodena allh samir iimaan hakasiiyo aamiin aamiin
Ilaahay ha unaxriista
Alaha unaxristo sxbkyga aabihis
Comments are closed.