Aqristayaasha sharafta leh waxaan halan idiinkugu soo gudbineynaa warsaxaafadeed ey soo saareen xildhibanada digil iyo mirifle oo beryahan ku shirsanaa magalada muqdishosi ey mowqif uga qaataan hishiiskii ey soo wada galeen Dowlada iyo Axmed madoobe.
Daafeet.Com
WERIYAHA DHEGEYSTA – XILDHIBAANNADA KA SOO JEEDA BAY IYO BAKOOL KU LAHAA ??? YAAB
Kuwa lacagta ku bixinaya ayaa ka daran, iyadoo wax heshiis ah lala saxiixan baa war la tabinayaa. DM weli ma dareemin qiimaha saxaafada ay u leedahay baraarujinta iyo waxbarista shacabka.
scw salaan kadib sh. Aadan madoobe waxaan usheegayaa maamulkii koofur galbeed adiga iyo xaabsade ayaa horey ubur buriyay hada wax aad uga hadashidba waa qalad, alaah yarxamu k.shaati gaduud,taariikhdu way qorantahay adeer,waxaan kugula talin lahaa aamus oo ha hadlin,waayo idinkaa iib,sadey dulkii digil iyo miriflr,
wariye ku shagaana waxaal leeyahay xildhibaanadu waa x.digil iyo mirifle ee ma ahan oo kaliya kuwa baay iyo bakool,ee soobaro shaqada saxaafada.
Comments are closed.