Gudoomiyaha gobolka Bay Cabdi Adan Hoosow oo saxaafada kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa waxa uu ka warbixiyey sida uu arko taageero kala noqoshadii Malaaqyada iyo maamulka gobolka Xubno katirsan ay kala noqdeen wada shaqeyntii Dawlada Federalka Somaliya.
Cabdi Adan Hoosow waxa uu tibaaxay inay ku baaqayaan shir-weyne ka dhacaya Baydhabo in la iskugu yimaado si gaar ahna ugu yeeray Xildhibaanada,mas’uuliyiinta iyo malaaqyada Digil iyo mirifle.
Halkana ka Dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
digil iyo mirifle guul hadaad israacdeen uma maleynayo cid iskukiin aamini karto.guul
ana doogu,waa i maree
Saasa lafadeh hal dadaaloy
sideey salfiday xal iskubuunado wa sal guulaysaday
Hadalkani wan kasugenay gudomiye hasow gul ayan kurajenenaa xilka mamulka cusubna adiga in laguu magacawo ayan rayi kusodhiban lahaay injagadi lagubaneyo sida gesinimada ad uhadashay wllhi qadiyada dm waa muqadas
Comments are closed.