Xildhibaanada Baarlamaanka ugu jira Beelaha DM ayaa waxay Muqdisho ku yeesheen kulan deg deg oo aan loo kala harin.
kulankan oo in mudo ah socdey saaka ayaa waxaa looga hadlayey Go’aankii Malaaqyada DM kasoo yeerey, iyo Heshiis Kusheegii Magaalada Addis Ababa ee wadanka Ethiopia kaasoo ahaa mid lagu boobayey dhulka Qowmiyada DM.
Gabagabadii kulanka ayaa Sheekh Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe waxaa uu wareysi siiyey warbaahinta Arlaadii kaasoo ka hadlaya Arimo badan oo xasaasi ah.
Halkana Kaga Dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
waa tageerwynaa xildhibaanada MD waxanan uku baaqaynaa in wax cad ay qabtaan oo hadal kaliya looka baahneen sheekada sidii hore ma aha ficil sax ah aya la idinka rabaa mahadsanidiin
Comments are closed.