Dhegeyso: Sheekh Axmed Khalaafe oo ka hadley Asaskii Wiil Somaliyeed oo 16 Jir ah oo lagu diley Magalada Toronto

0
113

Waxaa shaley galab Magalada Toronto lagu aasey Allah u naxaiistee Yusuf Xasan Tifow oo ka mid ahaa dhaliyarada ku nool dalkan canada magalada toronto, Yusuf ayaa gacan ka gar daran ey ku direy magalada toronto maalmo ka hor.

Aaska Yusuf ayaa waxaa kasoo qeyb galey dad aad u fara badan oo ku nool Magaladan Toronto waxaa kaloo halkaasi ku sugnaa culumaaudiinka magalada toronto Sheekh axmed Khalaafe Sheekh Bashiir Shiil iyo Sheekh Axmed Yasin .

Sheekh Axmed Khalaafe ayaa waxaa uu aad uga hadley dilka micno darada ee mar walba loo geysta caruurta soomaliyeed wuxuuna ka digey in arinta  hadan laga bedelin sida ey ku socoto  nabad guur uu ku dhici doono dhalinyarada soomlaiyeed ee loogala soo cararey xabadii ka taagneyd dalka gudihiisa kuna badeshey mid dhul nabad taala.

Shiikh Axmed Khalaafe Hadaladiisa waxaa ka mid ahaa

 

Sheekh Khalaafe 

 

Halkan kaga dhegeyso Mobilkada

 

Sheekh Khalaafe Mobile

 

Waxaa kaloo isna meesha ka hadley Sheekh Axmed Yasin oo ka mid ah wadaada magalada toronto asna hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

 

Shekh Axmed

 

Halkan kaga dhegeyso Mobilkada

 

Shekh Axmed Mobile

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Daafeet.Com