Afhayeenka AMISOM Col, Cali Aadan Xumud oo la hadlay Saxaafada ayaa ka hadlay geeridii Malaaq Yuusuf Cali Sheekh oo kamid ahaa waxgaradka Gobolka Bay kaasoo habeen ka hor ay Kooxo Hubaysan ay ku dileen Xaafadiisa oo ku taala Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.
Halkan Hoose Kaga Dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com