Mid ka mid ah Malaaqyada Digil iyo Mirifle oo ka hadley Safarka Madaxweynaha Dowlada Federalka uu ku tegey Magalada Marka ee gobolka shabeelaha hoose Malaqa ayaa wuxuu sheegey in Madaxweynaha uu si qalad ah u yimid deegaanka Digil iyo mirifle.
Malaqa waxaa kaloo uu ka hadley Deegaanada uu Axmaed kadoobe ka saxiixdey dowlada federaalka codkii malaaqa oo dhan waakan ee dhegeysta.
Halkan Hoose Kaga Dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk geensi geensi dhali isku dhex RRA arlaadi xaldifaacidow 6 da gobolada konfurgalbeed somaliya
Masha allah malaqyadena allow nodhor waa sax malaq hadalkaga geridana diyar ayan unahay wadankena wan difacanenaa lkn waxan niga codsanayaa in ad go ankina kalexanin oo sidasi ad kusi ahatan ilaa liyo hadafkena aan kagareno xasan safarow jowhar hatago meshasi ayuu madax uyahay lkn naga madax noma ahan
Runtisu malagi mada winagi gardarani
Asc dhamaan qoomiyada digil iyo mirifle marka labaad xasan buste ama xasan safarow wuu ku soo had gudbey deegaanada digil iyo mirifle taasina looma dul qaadan karo waa iga digniin
reg reg dhaley malaag qofwalba 9 bilood ayaa lagu dhaley waaan ku taageersanahay ilaahay digil iyo mirifloow aan gacmaha aan iskabsano dhulkeena oo loo kala qeybiyey mid ogadeen la siiyo iyo marka oo habargedir la siiyo yeeli meyno geeri ayaan ka xignaa wabilaahi towfiif
waa runtiisa dad dhegahaan ku soo korey ayaa nicmadaan iyo barwaaqada D /mirifle ilaahay siiyey ee webiyada iyo badaha durduraya raba iney fara maroojistaan. yeeli meeyno diidni. kafaaya.
hanoolaado malaaq
masha allah malaq warkun war fayliwu ,may siinku codsadane malaqyada DM sidaas iniska duubanaada ay lasin furfurney ,koleyba horta hildhibanada hooba boorsado oo hano dolar e ka jare arigan maka haysadan ,garab inka aalen isin ku talada .ana saas ya iila eti
alahayow adigaa iska leh maxadaan digil iyo mirifle oo hal cod ku hadlaya,maanta waad aragtaan digil ii mirifloow siyaasiyiinteena,malaaqyadeena iyo dhalinyaradeena dal iyo dibad inay halmar keceen,maxaayeelay ninwalba qab ama (shay lagama taabtaan ah) ayuu leeyahay.gaba gabadii waxaan leeyahay xasan sheekhow laba daran mid dooro.asc.
masha Allah gees DM ah oo dheh.
RUNTI WAA NASIB DARO, IN HADA LAGA HADLO ANIGA WAXAN AHAY BELAHA DULMAN RUNTINA DULMIGEYGA WAN WAA YEY BEEL KA HADASHO, BALSE DULMIGA AYAANBA KU AAMUSAY, OO RALI AAN KA NOQDAY, SI XAL LOO HELO BARLAMANKA SOMALIYA MALINA UMA SO FARISANIN IN LA TIRTIRO 4.5 AYADOO HIGAANSARE EE BARLANANKA AY YIHIN DIGIL IYO MIRIFLE , DANTA AY LEYIHIN HAWIYE IYO DAROODBA AY TAHAY LA WAREEGISTA DHULALKA QEYRADKA TASINA LA WADA OG YAHAY, MIRIFLIW SHALAY MARKAAD CEYDID KASOO SARTAY DEGANKA MIRIFLE , WAXAD DAYACDAY INAD KU DARTO KII DIGIL TASINA WAD DAREEMI KARTAA, IN WAX XANUUN AH UUSAN KUUGU HAYNIN DHIBAATADA DIGIL, BALSE HADA AYAD OGATAY WELIBA WAA WAQTI AAD WAX WADA QABSAN KARTIIN , TEDA KALE IN AAD TIHIN DAD HURDA INTA LAGA HADLAYEY JUBALAND OO AHEYD XISO ADUNKA DHAN GILGILAY O MAXAD KU AAMUSNEYDEN , WAD KA SOCOTEN XALADA SIYASADED EE WADANKA MARKAD HADA ABUREYSAN WEJI CUSUB MISE WAXAD KA DHABENEYSAAN EREYGII AHAA ( HEDAA KOYNE, )
CID ALALE CIDII KA CUDURDAARANEYSA QORALKEYGA HA IGA RALI AHSTO ANIGA RUNTA KAMA LERXDO DULMIGANA MA JECLI,
Sxb dulman wad Ku saxan tahay ee walaalahena mirifle ayagana gar ayey leyihiin maxaa yeelay aw digel hadii dhulkiisa lo xureeyo Wu seexanaa hadhawdiina adiga ayu kugu soo jeesanaa
Comments are closed.