Wararka Wadajirradio Atlanta

0
96

wadajiro

 

 

 

 

 

—Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Baladweyne xarunta gobalka Hiiraan, iyadoona uu isla maanta ka baaqday inuu tago magaalada Jowhar oo laga sugayay.
—Gudoomiyaha Jawaari oo mudanaaysha Baarlamaanka ugu baaqay in si deg deg ah ay usoo laabtaan.
—Mashruuc loogu magacdaray Aada Dugsida oo maanta Muqdisho laga furay.
—Deegaanka No..60 ee degmada Afgooye oo maanta duqayn xoog leh loo gaystay.
—Wasaarada Arimaha gudaha oo sheegtay in la joojiyo dhamaan canshuuraha laga qaadi jiray Shabeelaha hoose.
—Amniyaadka Shabaab oo maanta In ka badan 150 ku xiray Baardheere.
—Xildhibaano GobolkaGedo kasoo jeeda oo safar shaqo ah ku maraya gobolka
—Caruur ka badan 90kun oo Gobolka Gedo looga talalay Dabeysha
—Madaxweynayaashii Juba oo ka horyimid Heshiiskii Adis-Ababa.
—Afbayeenka Raaskanbooni Cabdinaasir Seeraar oo ka warbixiyay xaalada magaalada Kismaayo.
—Qarax miino Degmada Afmadoow lagula eegtay Ciidamada raaskambooni.

 

Halkan ka Dhegayso wararka Idaacada oo dhan

Unknown Album

Unknown Album