Xildhibaan Cabdi bare ayaa dhaliil usoo jeediyey xukumada federalka somaliya isagoo sheegey intii howlsha gudaha la qaban lahaa shaqo laga dhigtey in dibadaha la wareego hadalo been aan jirina la sheego.
Cabdi bare ayaa intaa raaciiyey in dowlada looga baahan in ey si dhab ah u sameyso dib u hishiisiin somalida kala tagteyna ey isu keento wuxuu kaloo intaas ku direy in xukuumada loaga bahan yahay in ey ka dhabeyso balantii ey qaadey oo eheyn in la sameeyo dib u hishiisiin dhab ah.
Hadalkii xildhibaanka waxaa ka mid ahaa.
Xildhibaan Cabdi Bare
Halkan kaga dhegeyso Mobilkaada
Xildhibaan Cabdi Bare Mobile
Daafeet.Com