Xildhibaan Cismaan Muqtaar waxa uu kasoo jeedaa Koonfur Galbeed Somalia, waxa uu ka mid yahay Xildhibaanadii Gudoomiyaha barlamanka kala qeybgalay wadatashii Baydhabo.
Waxa uu sheegay in xildhibaanada kasoo horjeeda bayaankii kasoo baxay Shirka ee looga hadlayay aayaha Koofur galbeed inay soo dhaweynayaan hadii ay kala soo qeybgalayaan gogasha oo hada wali aan wax la dhisin.
Xildhibaan Cusmaan Muqtaar
Halkna hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Xildhibaan Cusmaan Muqtaar Mobil
Daafeet.Com
aad bad u mahadsan tahay xildhibaan sida ad uga shekeysey booqashada baydhabo,waxan idin leyahay shacabks rer k/galbeed waxey u baahan yihiin mamul sax ah oo an dibada loooga keenin..
Comments are closed.