Ugaas Xasan oo kamid ah Ugaasyada somaliyeed isla markaasna kaso Jeeda gobalka Gedo ayaa ka hadlay shir Baydhabo kuso dhamaaday kaas oo loga hadlayey dhisida Maamulka Konfur Galbeed.
Ugaaska aya Shegay in shirkaas Dartiis uu uga yimid Gobalka Gedo isla markaasna uu kamid ahaa Saladintii ka qayb Qatay shirweynahii ka dhacay Baydhabo.
Sido kale Wuxu shegay in shirkaas ay yimadeen Saladiin kaso Jeeda Jubbooyinka isla Markaasna ay Donayaan Inay qayb ka qataan maamulka Konfur Galbeed.
Halka hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
mashallah reer DM cidi kumadhaxjirto degmo iyo magaalo
waxaan leyahay laba wibi wixii haga kajira haday naga marmaan degmada ayleyihiin ha goostaan balse DM waa isku weer makala gooda ayaan leyahay
wa iney mamul sameystaan rer k/galbeed soomaaliya .mamulkaas oo noqon doona mid ku dhisan cadaalad iyo sinaan..waxan rajeynaya in mar dhow lagu dhawaaqo insha allah..
Masha allah ugas hasan ad ayad uwanajis allaha cadowa hakaqabto hadalka waa ;idka ad kudhawaqden ka odayal ahan anaka wan niracsan nahay hadii an nahay dhalin dm kudhaqan qurbaha good news k/galbeed
Comments are closed.