Afhayeenka Kooxda Al-shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa waxaa waraysi gaar ah la yeeshay Tv-ga Channel 4 News waxaan ay wax ka wiidiiyeen warar badan oo saxaafadu ay qortay oo ku saabsan in gabar ay ka mid ahayd ama ay hogaaminaysay kooxdii weerarka ku qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate Mall ee magaalada Nairobi arrinkaas oo uu afhayeenka Al-shabaab uu ku tilmaamay been abuur.
Daafeet.Com