Salaadiinta Beelaha Direed gaar ahaan kuwa dega Koonfurta Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay gudi loo sameeyay taabagelinta shirka Jubooyinka oo muqdisho ka dhici doona Shanta Bisha Soo socota ee Oktoobar.
Sidoo kalena Salaadiinta Beesha Direed waxay Taageereen Kulanka Baydhabo ee Maamul goboleed loogu dhisaayo Lixda gobol ee KoonfurGalbeed.
Halkan ka dhegayso
Assalamu A WW walaal yaasiin aad baad ugu mahadsantahay wararka qiimaha iyo qaayaha leh. mar kasto waxaad ku soo duubtaa MP3. dadka gudaha joogo badankooda MP4 ka ma dhegeysan karaan maxaa yeeley IDM (Internet Download manager) oo updated ma heli karaan si aan u dhegeysano ugana boganno. marka waxaan kaa codasaneynaa haddii doodaha Universal iyo televishinnada kale aad MP3 noogu soo rogi kartid. mahadsanid walaal
Waa madax nadiif ah oo ka timid beesha biyamaal waayo midnimada koonfur-galbeed soomaaliya waa mid muhiim u ah dadka dega deegaankaas dadka iska yimid ee aan deegaan ahayna maba kala jecla hadii laba loo dhigo iyo hadii toban loo kala dhigaba waxaan ku leeyahay dhul ninkiisaa iska leh ‘XAAQINKA IYO DHULKUNA XAAQINKAA DHAMAADA’ Waan u mahad naqayaa beelweynta biyamaal.
waay ku sax san yihii walaalaha biimaal in ay ka hadlaan xaqooda oo ayna u doodaan mid nimada 6 gobol ee koofur galbeed aad iyo aad ayaan u soo dhawweenayaa
maasha Allaah bimaal waa dad xalaal cun ah sida digil iyo mirifle oo kale markaan dadka xalaasha bartey oo cuna waa iney iyaga is raacaan waana guul noo soo hooyatey ha is raacdo koonfur galbeedhana midowdo guul taageera shirka baydhabo.
DIGIL iyo MIRIFLE shirka ay kawadaan baydhabo waa mid qiyaali ah, marka anagu haad nahay reer DIGIL aad ayaan u cambaareynaynaa shirkaas baydhabo sabtoo ah arin ay dadka goboladaas ku midey san yihiin maahan reer MIRIFLE waxey dadka kale ee soomaaliyeed ula dhaqnmayaan sidii ay reer DIGIL ula dhaqmi jireen oo ah fad ama hafadin waa lagu fadsiin arintaasna ma soconeyso oo reer DIGIL ayaaba ruwaayadaad hada diidan kana soo horjeedo dad kalana looma dhigho karo ruwaayadaas
Comments are closed.