Kol dhow ayey eheyd kolkii sheekh Maxamed Umul oo kamid ah Culumada somaliyeed ka hadlay Weraarkii Westgate Mall isagoo sheegey in wax meesha ka dhacay eysan eheyn wax ku saleyn diin iyo sunaba.
Mid ka mid ah kooxda Alshabab oo lagu magacaabo Sheekh Cali Katiim ayaa jawaab ka bixiyey hadalka sheekh Umul kuna tilmaamey inuu sheeqa yahay Sheekh Fidnoobey Kitaabkana uu qoraayo in la laayo gaalada meel walba ey joogaan sida uu hadalka u dhigey.
Balse sheekha ma uusan sheegin ayaadaha iyo Axaadiista uu ka hadlaayo ee sheegayo in dadka la laayo ayagoo waxba galabsan.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
sheekh Umal oo loo jawaabey Mobil
Daafeet.Com
Wale waa yaab Al-shabaab waxaan layahay ka jooga waxaan aad ka dhaxwadiin bulshada dhaxdeeda waayo, wakhtigiina waad qaadateen sxbyaal, kkkkkk
Comments are closed.