Nin kasoo jeeda koonfurta golbeed somaliya ayaa waxaa uu waxaa uu qudbad aad u fiican ka jeediyey runtana ka sheegey dhibaatooyinka lagu hayo degmooyinka jilic iyo jamaame kuwaas oo ka tirsan Jubooyinka waxaa kaloo uu sheegey in dadkii iska daayee dugaagtii xataa la bara kiciyey oo ey u qaxeen dalka kenya.
Madaxweynaha ayaa waxaa uu u sheegey in uu qalad ahaa go,aankii uu la gaarey maamulka axmed madoobe wuxuuna madaxweynaha ka codsadey in xaqooda la siiyo dadka deegaanka is kaleh kuwa dulmiga hormuudka u ahna laga qabto umada.
Daafeet.Com
runtaad ka hadashey ugaas,ilaahey ha idinka qabto dadka xumanta ka wada goboladas..
xadal runta kamadhan ayaan maglijirey waalaalkeeni runta ayuu usheegey madaxweeynaha
reg reg dhalii asadkii digil iyo mirifle ha lagu daro taariiqda digil iyo mirifle ayaa ku qori daanta. maay guul.
Comments are closed.