Malaaq San-weyne Cali oo ka mid ah malaaqyada Digil iyo Mirifle ayaa baaq nabadeed u direy Maamulka Puntlanlad oo ku aadan inay dib usoo laabatan dhibaatada ey ku hayaan shacabka kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee ka ganacsada Puntland.
Malaaq San-weyne waxa uu ku eedeeyey ciidamada Amaanka Puntland inay si gaar ah u dhibaateeyaan dhalinyarada ku dhaqan degmada Burtinle gobolka Nugaal iyo Gaalkacyo oo gobolka Mudug ah.
Dhalinyarada kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee kusugan degmooyinkaasi aan soo sheegnay waxa la tilmaamay inay la kulmaan jir dilo iyo Xabsi qaarkood la dhigo sida ay waxgaradka ku dhaqan gobollada Koonfur Galbeed inoo xaqiijiyeen.
Malaaq Sanweyne
Halkan Hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Malaaq Sanweyne Mobil
Daafeet.Com
aniga digil iyo miriflewaxaan dhihi laahaa dhulkiina xureystee kaaley dhul barwaaqo ayaad qabtiine ku soo noqdo, malaaqyadana iyo aqoon yahanada digil iyo mirifle ha ka qeyb qaateen soo celinta dadkaas meesha lagu dhibaateynaya lana kaa shada hayadaha UNka
Comments are closed.