Dhegeyso:- Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo kulan looga hadlayo amaanka ku qabtey Degmada Afgooye

1
48

afgoyeMaamulka Gobolka shabeelaha hoose ayaa shaley gelinkii dambe waxaa ey kulan ku yeesheen Degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose kulankaas oo looga hadlayey amaanka gobolka shabeelaha hoose.

Waxaa haatan xilka Gudoomiyaha maqan sii haya kuxigeenkiisa, kulankaas markii uu soo dhamaaday ayuu faah faahin ka bixiyay sida ey u socdaan howlaha gobolka iyo qolooyinka weli isbaarooyinka la fadhiya deegaanka.

Si kastaba arintu ha ahaatee kulankan ma aha kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan maamulka gobolka shabeelaha tan iyo intii uu maqnaa gudoomiyaha gobolka c/qaadir siidi oo weli safar ugu maqan yurub.

 

G ku xigeenka shabelaha hoose

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

G ku xigeenka shabelaha hoose Mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.