Malaaq Maxamed Yacquub Sheekh Deerow oo ah afhayeenka odayaasha digil iyo mirifle oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in kulankii ugu socday magaalada baydhabo ay u saareen gudigii soo diyaarin lahaa ergada ka qeeb galaysa doorashada shirka dhowaan la filayo ee ka dhici doono baydhabo ee lagu dooran doono madaxweynaha koonfur galbeed ee soomaaliya
Dhanka kale waxaa wax laga weydiiyey in Digil iyo mirifile ey ka qeyb galayaan shirka muqdisho ka furmi doona 21 bishaan waxaana uu sheegay in aysan ka qeyb galaynin shirkaas shuqulna eysan ku laheyn.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com