Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo ka mid Culumada ugu waaweyn somaliya ayaa wareysi siiyey Tv somali Canel isaga oo ka hadley dhiacdaadii westga mall iyo handada uu ka heley xarakada alshabab wuxuuna sheegey in dhibta noocan oo kale marka ay dhacdo ey dhibaato xoog leh u keeneyso shacab somaliyeed ee ku nool wadamada dhibtu ka dhacdo.
Sheekha waxaa uu sheegeyin uu umada u gudbin doono wixii waajibkiisa ah isagoon kaga baqeynin cid kale wuxuuna u shegey qolooyinka u hanjaba in naftan uu ilaahey masuul ka yahay xiligii loogu tala galey iney godo aan dib looga celineynin.
Daafeet.Com
Wahaabiyi Mabda’ooda saan ley waaye, Maalin dhaweyd Muftigooda ayuu ahaa markay Balaayada Mogadishu ka socotay, maantana waad u jeediin Hadalkiisa.
Al shabaab waxaan dhi lahaa war intaad disheen idin kufilan ee iska daaya muslimiin dilkooda iyo handadaadoodaba _(قوله صلي الله عليه وسلم سب المسلم فسوق وقتاله كفر)
Comments are closed.