Wasiirka Gaashaandhiga C/Xakiin Xaaji Faqi oo sheegey in ey wax ka qaban doonan cabashada kasoo yeertey shacabka Degmada Afgooye

0
86

faqiWasiirka Wasaarada Gaashandhiga Dowlada Federaalka soomaliya Cabdixakiim Fiqi iyo wafti u hogaminayo ayaa shalay boqosho ku tagay degmada Afgooye ee Xarunta gobalka shabeelaha Hoose iyagoo u kur galayeey Xaalada Amaan ee gobalka.

C/xakiin Fiqi waxa uu sheegay in ey jirto dhibaatooyin badan oo lagu hayo deegaanka oo ey ugu horeyso isbaarooyinka balse wuxu sheegey in isbaarooyinka warkooda lasoo xiri doono sida ugu dhaqsiyaha badan.

 

Cabdi xakiin Faqi

 

Halkan kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Cabdi xakiin Faqi Mobil

 

Daafeet.Com