Ciidamada Mareykan ayaa sheegtey in ey ka dambeeyeen weerarkii shaley aroortii hore lala beegsadey Masuuliyiinta Xarakada Alshabab ee ku sugnaa Magalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Waxaa ey sheegeen in hadafkoodu uu ahaa in la qaarijiyo hogaamiyaha sare ee Xarakada Alshabab taasoo ey sheegeen in eysan ogeyn in ey ku guuleysteen iyo in kale.
Daafeet.Com