Dhegeyso:- Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Laba Dooni saaran cadeyn waayeyna mowqifkiisa ku aadan Maamulka ey ka tirsan tahay shabeelaha hoose

7
54

dalxaXildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa ku eedeeyey Dawlada inay hor taagan tahay maamul u sameynta gobolka kheyraadka alle ku maneystay gobolka Shabellaha Hoose.

KOl su,aal laga weydiiyey arimaha ku saabsan koonfur galbeed iyo banaadir sate cida ey raaceyso ayaad moodaa in Dalxa uusan weli cadey mowqifkiisa ku aadan labadaa arin isagaa dul maray suaasha jawaab cadna aan ka bixin.

Si kastaba arintu ha ahaatee xildhibanada kasoo jeeda deegaanka shabeelaha hoose ayaa qaar ka mid ah waxaad modaa iney xariga dhan kale u jidayaan ayagoo mowqifkooda saxa ahna aan dibada keeni karin.

 

Maxamed Cumar Dalxa

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Maxamed Cumar Dalxa Mobil
Daafeet.Com

7 COMMENTS

  1. dhalxa awalba sen buu naga ahaa marka wax uu rabana ma jirto , lakin waxa dan u ah in uu dadkisa dhan ka raaco reerkisa tulada mareer dagan waa dadka hormudka ka ah maamulkan k galbeed somalia lakin dhalxa awalba rer mareey 20sano ku dhow uu siyaasad ahan u ma talayey malin ma tagin waxna kuma shegto marka mudanaha waa lagu shubtaa , haduu run sheegayo waxa uu dhalil san yahay ha shego

  2. wiil shabeelle hose, ugas warka adiga dhameyey,mudana dalxa haduu xor yahay oo codkiisa cadeyn karo, runta ha sheego, beesha u ka dhashay ilahna wa og yahay ayadana waxay ogtahay inaysan waraabe wax ku darsaneynin oo ay diyaar u yihin inay wax la wadagan walalahooda ku dhaqan iyo ku dereska ah.

  3. maxaa lala socodsiiyaa meesha warba uma baahna runtii wax qabad ayay u baahan tahay marka reer gobolka shabeelada hoose waa inay dadka u ehelka ah ay ka tashtaan ayahooda iyagoon loo yeerineynin

  4. waxaay ila tahay proffesorka så muwaadin halgamaa, qofku wuxuu yahay lama haqiro
    waa siyaasi , waa geesi , waa aqonyaxan, waa fannaan, waa codkar, wuu duuli kari lakiin
    baalo la` an ayaa heyso, waqtigana way u saamixi weidey. taliyaanigu wuhuu ku mahmaahaa e ( meglio tardi che mai )ummada uu ma dhashay qiimaha uu ku fadhiyo
    proffesorka in yar baa ka warqabto .
    Waxaa iga waano ah proffesorka si rasmi waa in loo soo dhoweenteena.
    Proffesorka waxaa leenaxay millet waari meysid war ha kaa back ee dadkaagi baa baaxanyaxay ee ku soo biir.
    wa billahi towfiiq

Comments are closed.