Iyadoo todobaadadii lasoo dhaafay ay guud ahaan xeriyoonka Barkacayaasha Muqdisho ay ka socdeen daad guraynta Barakacayaal horay isu diiwaan geliyay inay guryohooda dib ugu noqdaan kadib kolkii loo sameeyay adeegyo badan oo kaabaya noloshooda.
Waxaa iyana jiray dad diiday inay dib ugu noqdaan deegaanadii ay ka yimaadeen kuwaasi oo aad moodo in Gacan hoorsi xalmoodeen.
Hadaba kooxdan diiday inay ku guryo laabtaan oo aan loo hayn wax daryeel ah ayaa waxaa hadana ugu darsamay roobab mahiigaan ah oo magaaladu ka da’een saacadihii lasoo dhaafay hadaba waa sidee xaalkooda?
Halkan ka dhegayso
asc salaan ka dib waxaan rabaa inaan ka dhibto fikirkeyga ka dhiibto oo ah dadka bara kacayasha ah oo roobna ku da,ayo walaalayaay waxaa is weydiin mudan marka hore qofka ma leyahay dhul haba yarate 100 metir isku wadara qofka waxaa laga yaba inow aqal ama guri la siyo lakiin dhulka aw beran laha hadaan la siinin halkow ku labta digil iyo mirifle dadkoda waxey ku soo ceshan karaan iney dhul aay bertan iyo meley degan u balan qadan hadey sameyaan ruux kuda aha lagama yabo inow dafaha somaliya qaxoti ku naqdo marka digil iyo mirifle waxaan dhihi laha taas fadhi ha ka qatan ruuxa hadii aw dhaco hadaan la garab qaban waxaan u maleyna inowsan ciyow kici karin lagaba yaabe inos kicin garab aw wayaay dartiis, waxaan qaldan ha laga raali naqdo fikirley iga ahed
s/c,anigu waxaan qabaa taada mid ka duwan,qofkaan qaxooti oo dibad ka imaadey ma,aha markiisa hore,oo waxa ka yimid guda soomaaliya degmo ama gobol xataa tuulo,haddaba tuuladii ama degmadii or gobolkii ka soo kicitimay markiisa hore,oo ku noolaa,waxa uu kuleeyahay,guri iyo beer,guriqii hadii burburey beertiisa waa taalaa laakiin u baahan xaqaajis,si loo beero,hiliga,beereha deyr ama go,ba,hadaba umabaahan in deeqaan loo qalqaaliyo hadii guriqii burburey waa in dawladii ama shacabka ka soo jeedo guriqii lahaqaajiyaan cayna siiyaan intii,beertiisa,wax uga soo go,caayo,lanasiiyaa,wax beertii ku xaqaagsado,oo noolashiisa inta dib uga soo,kabanayso laakiin dhul haloo qalqaaliyo iyo beer halasiiyo,anigu maqabo,hadii saa loola dhaqmo qofkaasi,casal,ahaanba ma,aha D/m.waa qaxooti,galkacyo iyo keliqa shanaad,nooqa yimid oo cabaarihii dabadheere talaalkii naloo keenay ka mid ahaa qaxooti ahaan noga dhexnoolaa,oo hadda doonaya in dhul helo,doonaya,in is dado,ka,foqaada kaasi oo kale waan kan maanta dhulkeena naqa dhexli rabo,wabilaahi towfiiq
asc wll mohamed mohamuud arinka aad sheegtay waa sax wey jiran dad ka soo jeda sida bosaaso galgacyo adi gobolada bari oo raba iney koonfur galbeed dhul ka helan lakiin aniga saas olama jedo waxaan ka wada dadka DM oo aanan heysan wax guri iyo dhul markan leyahay guri iyo dhul waxaa jiri dad markey abaraha dhacen iska ibiyaay dhul beredkii marka hadii dhul beredkii ibiyay guri qalelkis maxow tara, Teda kale Qowmiyada DM maanta waa dadka soomaliya oguhantida badan balsi ayada ayaa is ledeyso taso ah qofkii wax hesto hadii oo shaqaleya ruux wllkisa waxaa ka dhalanaya meesha kor u kac iyo hor u socod balsa hadii kii lacagta hesto oo shaqaleynayo ruux ka soo jedo dhusa mareeb iyo kalkacyo kan wax hesysay yaa u maqan Ilaah ka soke
Comments are closed.