Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Marka oo ka warbixiyey bananbixii shaley ka dhacay Degmada Marka

0
60

markaGudoomiyaha degmada marka ee dawlada fedaraalka soomaaliya Maxamed cusmaan yariisow oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa ka warbixiyey bananbixi shaley ka dhacay gobolka shabeelaha hoose.

Banaabixi shaley aya alagu taageerayey howlgalka ey dowlada federalka somaliya ka sameysay gobolka shabeelaha hoose kaasoo ey ku amanayeen dowlada nabada ka dhacday gobolka.

Gudoomiyaha degmada Marka ayaa intaas ku darey in isbaarooyinka aan lasoo celin cidii soo celisa iskuna deydaa in ey dadka jidka u galaan in la dili doono cidii cid dishana la dilo qofkii gabar kufsada oo lagu cadeeyana in asna la dilo..

 

Gudomiyaha Degmada Marka
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

 

Gudomiyaha Degmada Marka Mobil

 

 

Daafeet.Com