Waxaa magalada baydhabo ka socda kulanka maamul u sameynta lexda gobolka ee koonfur galbeed somaliya kulankaas oo ey abaabulayaan odey dhaqameedyada kasoo jeeda deeganadaas ayaa waxaa ay dar dar gelinayaa siuu u qabsoomi lahaa shirkaas.
Odayaasha deegaanka ayaa waxaa ey fariin u farayaan dhamaan dadka ku nool koonfur galbeed somaliya in ay mudo 15 cisho ah gudahood uga soo wada xaadiraan magalada baydhaba si ey uga wada a tashadaan ayahooda.
Odayaasha ayaa haysta taageerada xildhibaano iyo siyaasiyiin ka tirsan DF Soomaaliya oo uu kamid yahay Prof Jawaari Gudoomiyaha barlamaanka.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
Eed iyo eed yaa inki faraxsini maybaani halseedow dadka quseytu arintaas daafetna mahadsanti
Waa guul u soo hoyatay cumada koofgalbeed ee somali
Eedii edaa inki farxasani fikirka odiyasha dgmle
Comments are closed.