Dhegayso..Xoghayaha Difaaca AhluSunna oo weerarkii shalay ku eedeeyay gudoomiyayaasha Luuq iyo Doolow.

0
48

gedoXoghayaha Difaaca AhluSunnada Koonfurta Soomaaliya Isaaq Xuseen Mursal ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay in baaritaan ay ku sameeyaan falkii shalay lagu weeraray saraakiil ka tirsanaa AhluSunna iyo Dowlada ay ka danbeeyeen gudoomiyayaasha degmooyinka Doolow iyo Luuq.

Halkan ka dhegayso

Unknown Album

Ku dhegayso Mobilkaaga