Dhegeyso:- Xildhibaan Ilyaas Bare Shiil oo fariin u direy Xildhibanada barlamanka Somaliyeed

0
108

Ilyaas ShiilXildhibaan ilyaas bare shiil oo ah Gudoomiye ku xigeenka gudiga difaaca Barlamanka kenya ayaa sheegey in ey haboon tahay in dib loo celiyo somalida ku jirta xeryaha qaxootiga dalka kenya waxaa uu intaas raaciyey in eysan eheyn nacayb ey u qaban walalahooda somaliyeed balse meesha ey ku heyso daruuf aad u adag.

Xildhibaan ilyaas ayaa waxaa uu ku booriyey in xildhibanada somaaliyeed ey yimaadaan xerooyinkaas ayaga ah si ey u arkaan dandarada ey ku nool yihiin dadka ey matalaan.

 

Ilyaas Bare Shiil
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Ilyaas Bare Shiil Mobil
Daafeet.Com