Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa xaley ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya Kooxda Shabaab ee mucaaradsan DF Soommaaliya.
Dagaalkan ayaa yimid kadib markii ciidamo ugaar ah Axmed Godane ay weerar ku qaadeen mid kamid ah Saraakiisha sar srae ee Kooxda Shabaab uqaabilsan gobolka Gedo.
Wararka ayaa intaa waxaa ey ku darayaanin kooxihii taabacsanaa Axmed Godane looga awood roonaadey dagaalkan lagana soo ceyriyey magalada Baardheere.
Hogaamiyaha Shabaab Axmed Godane ayaaba beryihii dambe ku hayo kala sifeyn kooxaha alshabab isagoo marba ku duulaya midkiii uu u arko in uu kasoo horjeesto fikradiisa isagoo hadafkiisu yahay in uu asaga keliya noqdo midka laga amar qaato.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com