Dhegeyso:- Reysulwasaare Saacid oo sheegey in somaliya ey ku jirto Xaalad Adag Qabyaladuna masuul ka tahay

0
71

sacidRa’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ku tilmaamay xaalada Soomaaliya iminka inay tahay mid murugeysan, waxa uuna sheegay Ra’iisul Wasaaraha in hadii Soomaaliya ay sidan kusii jirto ay khatar galeyso Qarannimada dalka, isagoona xusay in arintaasi ay sabab u tahay Qabiilka iyo isku duubni la’aanta.

Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa sidoo kale ku booriyay Mas’uuliyiinta iyo Siyaasiyiinta Soomaalida inay dalka ugu turaan marxalada uu ku jiro, waxa uuna tilmaamay qofkii maanta samatabixiyo dalka ay taariikhda xusi doonto.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa:-

 

Reysulwasare Saacid

 

Halkan kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Reysulwasare Saacid Mobil

 

Daafeet.Com