Kadib markii maalmo ka hor Hogaamiyaha Ahlusunnada Konfureed Sheekh Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax oo ka mid aas aasayashii Maamul Goboleedka la magacbaxay Jubboland uu si buuxda u shaaciyey inaan xilligan aanan shir lagu qaban karin magaalada Kismaayo sababo la xariira xaalada amaan aawadeed,taasi bedelkeedana loo baahan yahay in shirka lagu qabto Magaalada Muqdisho,halka wejiga labaadna uu ku baaqey in lagu qabto Gobolka Gedo.
Cabdiraxman Faroole Madaxweynaha Puntland waxaa uu sheegay in aysan marnab macquul ahayn in muqdisho lo aado shir lagu nabadeynaayo dadka wada daga gobolada Jubboyinka cida fikirkaas qabtana ay tahay cid aan nabad waarta u rabin gobolada Jubboyinka.
Halkan ka dhegayso Warbixinta OO DHAMAYSTIRAN