Dhegayso..Maamulka gobolka Gedo oo qayla dhaan kasoo saaray Biyo iyo Baad yaraan ka taagan Gobolka Gedo

0
68

gedoo

 

 

 

 

 

Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Gedo Cabdi Bare Cabdi oo aan ka wareystey arimo la xariira Baaq qeylo dhaan ah oo ay maamulka Gobolka Gedo ay ka soo saaareen Xaalado Biyo la,aan iyo cuno yaraan ka taagan deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo gaartey heerkii ugu xumaa.

Cabdi Bare ayaa ka codsadey Hay,adaha Samafalka ,Dowlada Soomaaliya iyo Jaaliyadaha Dibada ee ka soo jeeda Gobolka Gedo in ay u gurmadaan dadka iyo duunyada ku dhibaateysan Gobolka Gedo.

Hadaba su,aasha ugu horeysa ee an weydiiyey Cabdi Bare oo ah ku simaha Gudoomiyaha Dowlada ee Gobolka Gedo ayaa waxay ahyd heerkee ayey gaarsiisan tahay mushkilada biyo la,aadee iyo mida cuno yaraan ee ka taagan Gobolka Gedo,waxaana uu yiri?

Halkan ka dhegaysoWareysiga