Dhegeyso: Haween kasoo jeeda Koonfur Galbeed Somaliya oo kulan balaaran oo lagu soo dhaweynayo Maamulka Koonfur Galbeed ku qabtey Magalada Muqdisho

0
66

muqKulan balaaran oo ey soo abaabuleen Haweenka kaso Jeeda Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtey magalada Muqdisho kulankan oo lagu Tageerayeey Dhismaha Maamulka Konfur Ganfur Galbeed soomaliya.

Haweenka ayaa sheegey in ey taageeri doonaan maamul u sameynta koonfur galbeed somaliya hiil iyo hobna ey la garab taagan yihiin.

Xildhabaanad Maryan Macal isxaaq oo kamid ah Mudanaaysha barlamaanka soomaliya aya shegtay in ay aad ugu faraxsan tahay qaban qaabada ka socota Magaalada Baydhabo kaas oo ku aadan Dhismaha Maamulka Konfur galbeed soomaliya.

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Bay Waxa kasocota Qaban qaabada Dhismaha Maamulka Konfur Galbeed soomaliya kaas oo ka kobnaan Doona 6 Gobal walow ay Jiraan dad Diidan dhismaha Maamulkaas.

 

Haweenka Digil iyo Miirifle

 

Halkan hose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Haweenka Digil iyo Miirifle Mobil
Daafeet.Com