Dhamaan walaalaha muslimiinta caalamka gaar ahaan dadka Soomaaliyeed, Daafeet Media waxay idin leedahay ciid wanaagsan ciid mubaarak idil ahaantiinaba inta maanta nasiibka u yeelatay in Illaah uu soo gaarsiiyey ciiddan Carafo.
Aqristiyaasheena sharafta iyo qiimaha lahow waxaan idin leenahay ciidan ciiddeeda kalana ku gaara bashbash iyo barwaqo kuna ciida ciid wanaagsan idinka iyo reerkiinaba.
Daafeet.Com