Amiir Caamir oo ku caan baxay in uu farshaxan ka sameeya mar walba sida ey ku sugan tahay siyaasada dalka somaliya ayaa waxaa uu sameeyey Video uu ugu tala maalinta ciida si ey dadka ugu ciidaan isla markaana u daawadaan halka ey mareyso siyaasada guud ee dalka somaliya.
Videogan ayaa waxaa ka muuqda barnaamij faneed ey si wada jir ah u sameynayaan Madaxweyne Xasan sheekh Madaxweyne Faroole Madaxweyne Ismaacil Cumar Geele madaxweyne Axmed Madoobe Gudoomiye Jawaari Madaxweyne Silaanyo.
Daafeet.Com