Baarlamaanka xukuumda federalka somaliya ayaa wax kama jiraan ku tilaamey hal ey shaley qoreen qaar ka mid ah warbaahinta dalka somaliya kaasoo sheegayey in baarlamaanka ey ka dalbadeen reysulwasaaraha in uu barlamaanka soo weydiisto codka kalsoonida.
Xoghayaha guud ee Golaha shacabka Cabdi kariin Xaaji Cabdi oo la hadley safaaxada ayaa sheegey in waxaasi eysan eheyn wax sax ah baarlamaankana uu furan yahay howshiisana ey socoto mana jirto warqad loo qorey reysulwasaraha oo looga hadlayo arimaha noocaas ah.
Daafeet.Com