Dhegeyso:- Malaaq Maxamed Yacquub oo sheegey in Abaabulka Dhameystirka Maamul u sameynta Lexda Gobol meel sare maraayo

1
50

Malaq_derowMaanta waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney Malaaq Maxamed Yacquub Sh Deeerow isaga oo ku sugan magalada baydhabo malaaqa ayaa wuxuu inoo sheegey in ey si fiican ku socoto shirka dhameystirka maamul u sameynta koonfur galbeed somaliya.

Malaaqa waxaan kaloo wax ka weydiiney arimaha gobolka shabeelaha hoose wuxu inoo shegey in ey marar badan kala hadleen dowlad federlaka balse eysan jirin wax ey ka qabatey arintaas ayada ah.

Malaaqa waxaa kaloo uu ka hadley in waqtigii loo qabtey shirka aan waxba laga bedelin ergadiina ey sugayaan in ey isugu yimaadaan magalada baydhaba inta ka horeysa 20 bisha oct.

 

Malaaq Yacquub

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Malaaq Yacquub Mobil

 

Daafeet.Com

 

1 COMMENT

  1. GADOOMIYAHA GOBOLKA SHABEELADA HOOSEC/QAADIR SIIDI OO DIB UGU SOO LAABTAY WADANKA KADIB SHAQA UU KU MAQNAA WADAMADAAS YURUB SHIRKII BURUSILIS KADIB AYAA WUXUU UGU BISHAAREEYAYAY DADKIISA GOBOLKA DEGAN SAQIIR IYO KABIIR INAY KU CIIDAN WANAAG IYO FARXAD ASAGANA WAXAAN LEENAHAY WELCOME AND WELL DONE MADAXWEYNE DADKAAGANA WANAAG BAY KUU HAYAAN SIYAASADANA MEEL WANAAGSAN AYAY KUU MAREYSAA KASII WAD GOBOLKA KONFURNA ODAYAASHADA SHIRKA KALA QEYB GAL SIDA HADA AY KUUSO DHOWEYEEN THANKS

Comments are closed.