Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxay Dowlada Fedraalka Soomaaliya oo kaashanayso ciidamada AMISOM xooga saartay sidii loo banayn lahaa guryaha danta guud ee ku yaal magaalada Muqdisho.
Guryahan danta guud oo isugu jira Guryo dowladdu leedahay,Iskuuladii waxbarashada,Cisbitaallo,Dhismayaasha Wasaarado,Wakaalado,Hay’ado,Saldhigyo, Xafiisyo Ciidameed iyo weliba dhismayaasha Safaaradaha wadamada caalamka ay ku lahaayeen Muqdisho ayaa waxay dowlada haatan ku talajirtaa inay soo celiso adeegyadii danta guud ee goobahaasi loogu qaban jiray shacabka.
Guryahan danta guud ee ku yaal magaalada Muqdisho ayaa waxaa deegaansaday 22kii sano ee lasoo dhaafay dad ka kala yimid gobolada dhexe ee Soomaaliya gaar ahaan Galgaduud iyagoo degaansaday xili dalka burbur dowladeed iyo dagaal sokeeye uu ku jiray.
Meel bukta iyo fartaa is oge yaa ka hadlay?!
Howlahan dowlada ay kaga saartay dhismooyinkan dowladeed iyo kuwa Danta guud ayaa waxaa qaylodhaan ka keenay Wasiirkii hore ee Arimaha gudaha iyo amniga qaranka haatan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Cabdisamad Macalin Maxamuud waxana uu wax laga xumaado ku tilmaamay wax uu ugu yeeray barakicinta ay dowladda federaalka Soomaaliya ku hayso kumanaanka Qoys ee deegaansaday goobaha danta guud.
Xildhibaan CabdiSanam Macalin Maxamuud oo isu arka ruux difaacaya xaq ay beeshiisu leedahay oo ah inay khasan ku deganaadaan guryaha danta guud amaba in dowladu ay khasan ku tahay inay guryo ay degaan u dhisto.
Maxay sameeyeen dadkii guryaha danta guud laga saaray?
Dhanka kale dadkan laga saaray guryaha danta guud ayaa waxay afka saareen wadada Afgooye halkii ay Afka saari lahaayeen wadada Balcad ee gayn lahayd dhulkooda sida magaalada Cadaado.
Barakayaashan cusub ee Afka saaray wadada Afgooye kuna guuraya gaadiidka waaweyn iyo kuwa yar yar,Sida ay goobjoogayaal ku sugan deegaanada dhaca wadada Muqdisho Afgooye ay inoo xaqiijiyeen ayaa waxaa inta badan dadkan ay dowladu kasoo saartay guryaha danta guud ee Muqdisho ay haatan dib u degeen Ceelasha Biyaha iyo Xaruntii Jaamacada Lafoole,Dugsigii sare ee Beelaha iyo Xaruntii Agoonta ee Lafoole iyo dhul banaan oo dhaca daafaha wadada kuwaasi oo haatan doorbiday inay lasii noolaadaan qoysaskooda qaar ka mid ah oo iyaguna 22kii Sano ee lasoo dhaafay deegaansaday Xarumahan danta guud ee gobolka Shabeelaha hoose.
Waa maxay hadafka barakacayaasha beesha reer Xaaji Saleebaan?
Hadafka ugu danbeeya ee ay koox beeleedkan reer Cadaado ay leeyihiin ayaa waxa uu aad uga dhexmuuqdaa erayada Calaacalka u badan ee kasoo yeeraya qaar ka mid ah madaxda mooryaanta beesha reer Xaaji Saleebaan sida Afhayeenka mooryaantii dadka shacabka ah ku qafaalan jirtay Xamarweyne iyo Shiirkole ee Axmed Diiriye oo todobaadkan Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Qowmiyada Digil iyo Mirifle u Ijaafeeyay in ayan isaga ugu yeerin shir ay Qawmiyadu ugu yeereen guud ahaan inta la degta gobolka Shabeelaha hoose.
Axmed Diiriye iyo Xildhibaan CabdiSanam ayaa waxay horay Madaxweyne Shariif oo ALLOW sahal iska ahaa waxay uga saxiixdeen in Xaruntii Waxbarashada Lafoole loo degmeeyo beesha misna loogu magacaabo shaqsi kasoo jeeda Beesha Xaaji Saleebaan taasi o Madaxweyne Shariifna sameeyay.
Hadaba Riyadii beesha ee waalida iyo damacu dardaray masuura galbaa?
Jawaabtu waa maya oo inta sharciga taqaan waxay ogyihiin in Madaxweyne Shariif iyo Madaxdii KMG ahayd ee ka horaysay inayan magacaabi karin degmo iyo Gobol midna taasi oo Dastuurkeena maantana ku cad.
Hadaba hadii guryihii danta guud ee Muqdisho laga soo saaray Beesha inay hadana Guryo kale oo dantaguud ah oo kuyaal gobolka Shabeelaha hoose ay dib u degaan oo hadana weliba ay hubaal tahay in maalin cad laga saari doono sow uun garaad araday iyo waali ma ahan!
Mowqifka Digil iyo Mirifle ee reer Galgaduud
Mirifle horay ayay ugu cadeeyeen reer Galgaduud magac kasta oo ay beel ahaan leeyihiin inayan taako dhul ah ku lahayn gudaha gobolada lixda ah ee ay Qawmiyadu leedahay taasi oo weliba horay iyaguna si ficil ah uga soo jawaabay sida beesha Sacad iyo Cayr oo iyagu garawsi ka dib madaxdii mooryaantooda xooga ku haysatay gobolka Shabeelaha hoose maanta iimaansaday deegaankooda sida Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo xiligiisii Mooryaan-nimada uu Afgooye xoog ku haystay maanta si sharaf leh uu gudoomiye dowladeed uga yahay gobolkiisa.
Balse beelaha Digil ayaa iyaga weligood ka hadlin dulmiga ay ku hayaan dadkooda iyo dhulkooda beelaha kasoo duulay gobolka Galgaduud,Inkasta oo aan si dhab ah loo ogayn waxa Salaadiinta,Aqoonyahanka,Siyaasiyiinta iyo waxgalka beelaha Digil uga aamusan yihiin dulmiga lagu hayo ayaa waxaa la tuhmaayaa guud ahaan inay lahaystayaal ku yihiin magaalada Muqdisho sidoo kalena ay barteen sida loo cuno Hanbada Hawiyaha.
Waa arin ku dayasho mudan weliba ay beesha cadaado kaga faa’iidi karto inay dalkooda dib u deegaamaystaan oo gudoomiyaha mooryaanta beesha reer Xaaji Saleebaan ee deegaan Lafoole C/llaahi Jaamac Siyaad uu Cadaado gudoomiye sharaf leh uu ka noqdo sida Xuseen Cali Wehliye Cirfo.
Inkasta oo aan markii ugu horaysay aanu ahayn duulaan Barakacayaal ah oo kasoo jeeda Gobolada dhexe ee Soomaaliya ay soo gaaraan gobolkan ayaa waxa hadana jira in khatartu ay badan tahay maadaama ay beesha Cadaado ay nolol mooday waqti dheereysi waxaanse leeyahay Reer Xaaji Saleebaanoow”Barakacayaal dhuldoon ah idinka uma horayn ee Ogaada inaad mari doontaan kuwii idiinka horeeyay halkey mareen”
Waxaa hubaal ah in beeshu ay maanta haysato fursad ay guryahooda Cadaado ay ugu noqdaan hadiise ay ka faa’iidaysan waayaan waxaa dhici doonta inay wadada ku dhamaadaan inta ay cadaado gaar isleeyihiin.
Abdiaziz ShSalah
Wadajirradio Atlanta
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maay maay qatar ayey noqotay iska dhiciya dadka
digil maxaa ku dhacy uqaashooda mutaclamintooda iyo dhalinyarooda may ka hadlaan cidaacadaha hadii goobihii laga soo rarey digil ayaan dhulkiisa aan lenahay miyaa sidii hore oo tuugii u yiri digil iyo daamo ayaa laina dhahaa markaan walaaliyaan maanta maalintii lacaburnaa ma aha hadla dagaala dana ka qeyb qaata weligiin ashuunleey ha ku aadamine,.
Walaaleheyna aw digil mxa dareyna ma lasixreyna war hadad cidan ubaahantihn waa lakeeneya cidan kumanan ah in sha alah
asc aniga waxaan qaba odayasha digil in leskugu yero ka dibna la weydiyo waxa aay damac san yihiin hadey go’ansaden dhulka iney warejiyaan fadlan haku warejiyaan walalhood mirifle ayagana dawarsi ha iska aadan intan ka badan maxa laga yela kaca waa laga wayaay wax iska dhiciya wa laga wayaay marka intan ka badan yaan lagu daalin maxa yelay dawa xaar kama dhamado digilna dhayus nimo kama dhamato yadhusna waa ahlu naar war maxow yahay ninka dhulkisa xaaskisa gawadhisa sidi la rabo laga yelanayo anaan wax xarakad ah sameyneyniin maxa idin dhiman intan ka badan oo ragiina la gumestay war kaco wax sameya kur ha lidin xere
waa wax lala yaabo in reer aw digil ay ka aamusnaadan dadka sida boobka iyo dhaca ah ku jooga dhulkooda,lamana oga sababta ku qasabtey iney ka aamusaan xaqooda oo ay weli u hanqaltaagayaan dad ka yimid gobolada dhexe oo ah dadkii xooga ku heystey umada ku nool gobolada koonfureed gaar ahaan sh-hoose..
reer mirifla waxey diyaar u yihiin iney u dhintaan dhulkooda ,difaacaana dadka laga hubka badan yahay ee ku nool gobolada k/galbeed,xiliga hada lagu jiro lama ogolaan doono in biyaha webiga laga gado umada soomaaliyeed ,lakin waxa iga suaal ah aawey reer awdigil maxayna uga hadli la yihiin waxa la rabo iney ka sii socdaan dhulka k/galbeed ee soomaliya..?
reer mirifla waxey diyaar u yihiin iney u dhintaan dhulkooda ,difaacaana dadka laga hubka badan yahay ee ku nool gobolada k/galbeed,xiliga hada lagu jiro lama ogolaan doono in biyaha webiga laga gado umada soomaaliyeed ,lakin waxa iga suaal ah aawey reer awdigil maxayna uga hadli la yihiin waxa la rabo iney ka sii socdaan dhulka k/galbeed ee soomaliya..?
Asc war aw digil hadal haddii adi in hadalni hili adi in hadalikorni yaa likoo hadalsiyee daadkaan xata hadal mafahmayaan xabad mooye
wllhi wa halyey mashallah hal usku reeboy xaranta odiyaalka reer owdigil wali inka baaqeey iylasiingku faidaysaneey saacada hata larooga wali hela waaytan markela mahelaasang yeelaha ana dhulka inka barwaaqa badan isiing uskule hoo lang kela siinka maamula wllhi nasiibdora siinkadhiidi fikira dadka siinla degan wallaqiibsada biimaal hoo dagaal gala lagala yee siin era lahaayi iylasan shalbiiney beelaha walalaha tihiin wada degtaan biimaal ladhimada
digil kalsoonida aya ka dhimatay waayo 18 sano aya biyaha laga iibinay masne wakiil laga ahaa (mukulaalmadoow)
marka 20 jir indhaha kuso kala qaadey asagoo wakiil laga yahay ama wiil galgaduud ka yimid inuu maamulo, maanta lama eedi karo,, wayo qofkas ma fahansano macaanka iyo qiimaha xoriyada guud iyo mida gaar ahaaned leedahay,,,,hadan so hadal qado laba beelood oo kamid ah aw digil sida GARE iyo shantacalemood kuwas aya xooga muraalka u dhisan yahay kuwas ilaa hada wax garad ama siyaasi ama odey dhaqmeed ayaga ka mid ah kama ficil celin dandaansigaan isirsifeynta ku hoos duugan tahay ee xamar ka soo yeeraya,
munacilmi sxb sanadkan awdigil hadalkii aya xita laga waysan yahay kkkkk
digil gorma dad noqoneysan adinka, umadan naf jecelakkkkkkkkkkk cayr anaga hada il aya ka helney walalaheena gadsana wa u kensanay anagana wa isaga filanahay, xaasidnimada dhexdiina ah iska dhaafa adinkana walalahina dabare iyo hadamo u kensada ama adin kaligiina xita wa isaga filan tihin.
Asc waxaan hal kaan kasala wallaha D&M somalida waxay ku maah mahdaa hadalbadan haan mabuxsho hadii aan nahay besha digil waxaan diyaar unahay naf iyo maal in aan u hurno wallalahena Miriflana gacmaha aan is qabsano insha allah
aqyaarta dhamaantiin ciid mubaarak,maah-maah ayaa leh bir intey kulushahay ayaa la toosiyaa ama la laabaa,waxaan ula jeedaa yaan waqtiga lagu luminin digil waa hurdaa ama waa soo jeedaa didil keligii malagu soo duulin ama keligiisa malaha sh/hoose ee inta aysan salka dhiganin ama owrta furin dab qabadsiiya iyaga iyo waxay wataan ileyn kuwaan wax axsaan iyo diin ay leeyihiin ma laha aan ka aheyn dil iyo in nolosha lagu gubo xataa ceelasha ay arooranayaan sun ugu dara
maxamed ragnimo intaa aya 7 AW digil laga waysan yahay,,,, mida kale 150 wiil oo aw digil ah hadi la heelo 1000 mirifle ah aya ku dhex qarireyna kadibna dagalka hadii so balaarto ilaa bakool aya walalahaga ka imanayan,,, habar gidir xambo aya ka xartay magaci hore yaaysan kugu wabsan, ayaga uga dhimasho neceb somali just
Asc D & M dhamaantiin Habargidir waad aragtaan Tiiceey iyo Afweyna oo labada Saleebaan ah in Bilgum ay u imaadeen contaraad filim. kkkkkkk malaayiin doolar oo maraakiibta laga qaadan jirey aaway iney cida weligeed aan dhergeyn oo Bilgum lacag u soo doonteen. Ceebey tacaal Soomaali wax magaceeda ceebeeyey waa la ogaadey iney yihiin afar qolo oo keliya. Habargidir yaa arkey ayaa soo dhow iska suga kaabayaasha mooryaanta waaba la ugaarsanayaa inaan la ogeyn bey is moodaan.KKKKKK.
Asc aqyaarta sharafta leh marka hore waxaan ahay qof ku abtirsada beesha jareer weyne runtiina waan taageersanahay maamulkaan cusub ee konfur galbeed, balse degaan ahaan kama merni degaankaa konfur oo waxaan ka ahay majorati balse tabeelaha idin dhegan waa digil iyo mirifle, aaway bulshadii kale, ee somaliyeed ee ku noleed degaankan taasi waxaan u arkaa ibey tahay mid ku salesan dulmi magacaas idin dhegan aniga hada dulmi ayaa i haystaa hadaan ahay jareer weyne, waxaana ii muuqataa in aan weli ahay mid dulman maxaa yeelay digil nus waa jareer weyne, aniga degaan ahaan waxaan degaa webiyada shabeloyinka jubada dhexr jubada hoose iyo gedaba, marnaba kama magacaawani maamulkaan cusub aad sgeegteen sideen uga hadlaa arintuba waxaad ka dhigteen mirifle, dhabtii waan jecelnahay inaan uska qaadno gumeysiga madow oo ka yimid gaarisa iyo cadaado, balse raxaweyney tabeelaha halaga bedelo sida tan oo hala soo dhaweeyo walaalaha Dulman, sheekada yaan laga dhigin dhulka waxaa leh Ciise iyo Canfar keliya sida jabuuti u qoran walaal dhulkaan webiyada anigaa leygu yimid leymana aqoonsana, hadaad raxaweyn tahay siiba mirifle waad i liidaa boonkun aad taagan tagay kii ku sheegtay oo anaga ahaa, kklkkk marka maxaan ku dhintaa , digil anigaa u hadlay, tabelaha bedel ii keen ku aan ku dhinto, hadii sheekadii ogadenya hadaad wadaana meel gaarimeysan magacaas naga daaya wadanka aan nirahdo somali galbeed ayaa somalida inteeda kale ay kaga go en marka digil iyo mirifle meel noo dhiga aan wada xureysano dhulkaan ileyn waa wada deganahay xaraantana iska saarno xalaasha hasoo hartee,
wan iska dicin donainsha allah
kkkkk maxaa u diidaa in ay habar gidir digil kamidnoqoto ileen digil qabiilmaahan ee waa degan cida subeen ha uxiraan odayalaka digil sidaas ayay uga mid yihiin isbaheysiga digil wabillahi towfiiq
asc akhyarta sharafta mudan hadii aan erageyga ka dhiibto waxaan dhihilaha qofkaa weyn isku da’a manaqon kartan hadii aad awood iyo hanti isku haleenesaaan masheegin taa lakin waxan dhihilaha ha isku haleenina dowlada maxaa yeelay waxan ahay ninkii aaad ogeedeen oo biyaha wabida idinka iibin jirra waxan ahay nin kii dowlda sidaad barre dulka afka ugaliyay wali gaarayaashii ayan wata soomali horay wexey u tiri laf kaa weyn wey ku jabisa ninkuu digo kuma dilin
sxbyaal nin abtiriskiisa muran ku jiro aralo ma u doodaa tankale aralada alle ayaaa leh cida uu doono ayuuna dhaxal siiyaa
habargidirna markii aay timid meesha malaaqyada digil iyo mirifle ogolaansho ma weydiisan
saxiibayaal mirifloow baydhabo itoobiyaan baa idin xoreeyay ee nimankaa masakiintaa ee digil dab hagelinina hodhoow ma difaaci doontaane itoobiya siyasadeediina waa isbedeshay walaahi inaad rag laxisaabtanto h/gidirbaa ku gaarsiisay ee sidaadii baa lagu yasi doonaa oo booskii shalay Somali aad kajoogtay baa gali doontaan jooga oo kaleexda asharaafta h /gidir oo neceeybkeeda iska daaya hadiikale waxaad kaheshaan arka oo xusuusnoow qoraalkeeygaaan
sxb si wacan baad ula hadashay hadi ay yihin dad wax garanaya
waryaada eelaay wiiq waliginba tuugsi iyo gacma hoorse baad ku nooledeen gormeed gaarteyn awood aad wax ugu sheegtan madaxdii somaalida…. war hadaad wax isla heesaan dadkina baahida u bakhtinaya wax uqabto masaakinyahay soomaali meeley degaan waxa ugu baahi badan uguna abaarsan dhulkiina masiibo idinku dhacday
Comments are closed.