Guddoomiyaha Degmada Marka Maxamed Cusmaan Yariisoow ayaa sheegay in qaraxa lagu tuuray askar Booliis oo ku sugnaa suuqa Qudaarta ee Degmada Marka, balse aysan jirin khasaaro soo gaaray askarta weerarka bamka lagu qaaday.
Qaraxan waxaa ku dhaawacmey hal ruux oo shacab ah waxaana ku dhintey mid kaloo shacab ah.
Guddoomiyaha Marka ayaa sheegay inay wadaan howgal ku aadan dadkii ka dambeeyay qaraxaasi inay gacanta kusoo dhigaan.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
markan somaliya wey udhamatay rajana lagama sugayo bam ayaa laturay kooxo bastolado kuhubeysan ayaa dishay baalaa laqarxiyey qarax ayaadhacay ciidaa israsaaseyey isbaaraa ladhigtay gowolkan anaga iskaleh kalsooniyan kala laabtay dowlada maiman karto wasiiraa eleborka kismayolagu xiray gawaraa lakufsaday umadan ilaahey s/w/haunoqdan ee meesha dowlad majoogtee tvga yuu been idinshegin xamarna haku halikmina
Comments are closed.