Dood aad kulul ayaa xaley waxaa ey dhex martey Cali Xasan cismaan oo ka mid ah odayaasha kasoo jeeda gobolka shabelaha hoose iyo Korneel Cabdullaha Bulle oo isna ah dadka ku doodaya iney deegaanka wax ka leeyihiin, Doodaas oo aad diirada loogu saarey gobolka shabeelaha hoose oo noqdey gobol fara ka baxay oo ey kooxo badan usoo hanqal taagayaan deegaankaas asaga ah.
Tan iyo markuu dhacay dagaalka sokooye gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa siyaabo kala duwan usoo degey dad kasoo qaxay gobolada kale ee dalka somaliya qaar kalana waxaa ey yimaadeen ayagoo qoryo wata xoogna doonaya iney ku heystaan deegaanka.
Daafeet.Com
sc, suldan cali xassan wad dadashay oo iska caabisay duulaanka reer dame waligaay ma maqaal digil iyo dame arintaas oo dhan waxaa uu sabab ah daadka qaar sheegto digil oo ah daad hoos ka wato daadkan duulaanka ah, oo hal cup oo khamri ah shuubo ka ibsaado asraarta aw-digil waa buuxaan dad saas ku shaqeeysto oo uu moodo reer magalnimo hawiiye iyo daraad in saxiib laga dhigto ay tahay reer maqaalnimo. cali xassan waad dadaashay waligaa haka cabsaniin kuwa duulaanka ku ah degaankeena iyo kuwa gadaal ka wato oo kula sheegto aw-digil.
digilka dhexdiisa ayuu isku maqan yahay in uu isdaba jaaro,is xaag xagto oo wax isuu quuri wayeey marka in uu cadoow soo weeraaro oo dabashiliif soo ka xaysto waa ka xuumahay inshallah digil huurdada haka kaco kla qeybsanaanta iyo jajuusnimada digil ha daayo oo danhiisa haa arko, midnimada digil waa muheem oo an lakala geyn kariin ee walaalyaal huurdada ka kaca daadka dabdhiliifka ahna hadi uu yahay xita kan hooyada dhashay waa in aad sheegta oo aad tirahda waa walaakey oo dabadhiliif ayuu uu yahay hawiye ama darood taas ayaa hurmar lagu gaari kara.
asxaabey asc dhamaantiina waxaa idinleeyaha xaqa ilaahey maqareyo qofkii rabo in uuqariyo waxaanleenahay adaa kukhasaaridoonta kiwaantoow dm waxkalago aayo ma aha
Meshaan hadaanan hanti quurin oo hub ciidan tababaran cudud leh tayo iyo tiro leh la samey iyo midnimo dhamaan dadka ehelka u ah 6 gobol iyo banaadir shabelaha dhexe 6da shiidle hakala reebin dm biyomaal 12 koofi jareer weyne 7 duub hintire anugu kama hadlaayo kuwa hawiyahs iyo daroodka ah waayo isku fikir isku ujeedo ma nihiin hadey dhulkaas wax ka daganyihiin si cadaal umada wax ha u kala qeebsadaan ma rabaan ee waxey rabaan in inta kale hawiyaha iyo daarodka kale ey la madooban anan dhulkaan wax ku leheen ileen somaali 6daan gobol ma
Ahan oo kali marka dhulkaan dhib badanbaa loo geystey wixii geystan xumaantii ayaga mantadaan xulufa ah iney umadaa rali galiyaan iska daa midii iyo mid ka daranbey soo wadaan hadanan la iska dhicin mesha maanta an taagan nahay waan ka sii hoos mareyna marka si midnimo ah anu ugu hortagno siyaasiyan iqtisadiyan caskariyan iyo intarnational poletical kan hala xoojiyo ee besha calamka iyo dhamasn dowladaha dariska ah wabilahi towfiiq
waxan aad ugu xumahay markii timid dowlada xasan safraye saacid marqame hurdaye fiqi kaboy guuled qasaye rajadii laqaway wexey noqotay dhulkan anaa leh kalsoniyan kala lawanay wasiiraa kismayo laguxiray taliyo ciidanaa eleborka lagaceliyey koox bastoolado ku hubesan ayaa dishey qurigiina weykaqaten weyna baxsaden xamar iyo marko 100 isbaaraa ladhigtay xamar iyo baydhabo isbaara ladhoway gawaraa lakufsaday ciidamo cusub oo ajaanib horleh ayaa soo socota oo dowlada ubaahan feytnam oo bada somali markab dagal udirtay sey uladagasho burcad badeet bam gacamed laguweeray ciidamada dowlada qarax lalabeksaday madacda dowlada gaari waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyey lawobeel oo kudagalamay marka oo kudagalmaya biimal iyo hawargidir kismayo oo kudagalay ogaaden iyo mareexan jowhar ookudagalay 6da shiidle iyo abgaal beledweyne oo isubirtumanaya xawadle iyo gaaljecel gawar lagu kufsaday xerada barakacayasha baalo qarxintiisa oomaraya kii30 qabyaaladii oo 100jibar noqday musuqmasuq tii ugu xumed oosocda xasan safraaye iyo marqame hurdaye iyo wasiirka gashandhiga faqi kawboy istirtitaye iyo guuled qawiil iskahorkene oo aan halgowol oo gowolada dalka aantegikarin hadey tegayana wexey kugabanayan wasiir gawolka kasoo jeeda kuwaan umadii ayey mugdigii kuceliyey waa tan shabaabka xoogeysaneysa iyaguna sii daciifaya sida xasan safraye afkiisa kuyiri ciidan beeleed waanhaynaa laakin hal rasaas mahaystan ilaahow siyaad bare waxbuu haayey hadaa lawada arkee ilaahow udembidhaf
kan hurdo uu ku jiraa runtii ilaa kismaanyo unukaa degan ku lahaa haday xaqiraad kaa tahay iyo hadii kale ama dhul boob aad u socotid imaw adaa runta arki doona mida kale marna haku hamin in shabeelada hoose la raacsiyo banaadir waxaad ku jirtaa riyo maalmeed ee kasoo toos ayaan ku leeyahay kkkkkk 6daas gobol ayaa is raaci kara ayahoodna ka tashan kara
Sarkaal ku sheegga ku soo barbaarey xaaraanta ha iska illowo dulmigii hore ma soconaayo in sha Allahu Dighil Mirifle lixdiisa gobol wuu dhisanayaa
maasha allaah ali xassan oo kale ilahey digil ha ku badiyo hormar ayaan gaari lahayn ali xasanow noolow barwaaqo qyqn kuu rqjeynqyqq qdigq iyo ehelkqqdqbq sida aad kartida iyo wanaagaleh eeaad runta ugu shegtey mooryaanka, waa sida walaalkey axmed uusheegey waa in ciidan ilalaa 10 kun ka yereen la helaa oo dhulkaan walaalaha nabada jecel ay degen yihiin si cadowga ku soo duuley ee dhul boobka ah la iskaga celiyo. wuxuu nin yiri nin ayaa diidi kara, cidaacadaha iyo doodaha ka qeyb qaatq cali xasana taariiqda digil iyo mirifle baal ayuu kaga jiraa.war kaca oo dhiig is geleiyataageero hiil iyo hooba ha la raadiyo.
tuulo kasta dad ha loo diro ama qofkii joogo wacya gelin ha la sameeyo cadowgaan dhul barwaaqo arkry dhidheel kumabaxayee. war digil iyo mirifle qof ka geesinimo badan ma laha hadey kacaan maasha allaah hada dibad iyo dalba waalaga kacay ,wabilaahi towfiiq
hada ka hor aya JAMACADA azar waxa ku murmay, wiil cayr ah IYO wiil AW digil ah markaasa kii ceyr oo aqoonta iyo hadalka looga badiyay,, markasa kii CAYR na ku jawaabey ” adiga horta xagee wax u baraneysa? AFGOI hadad tagto ana ka wiil ah” inad shaqeyso iyo inad shaqo la,an ahaato aniga iga go,da” . markasa garan wayay goor an afka feer ka geliyay ninkii cayr ee isbarada AFGOI laga so biilayay….. laba maalin kadib habar gidr iyo digil iyo mirifle aya lo fadhiste sidi ninkii dhiigiisa loo gudo,,,, waxa la wayay nin aw digil ah oo dhiig bixiya xita kii an dartiisa dagaalka ku bilabadey wuxu garan wayay inu hal doolar dhiibo,,,, marka dad dhaqankooda iyo garashooda meesha mareyso iyo cayr oo nagtooda xita halkii fadhi ku dhiibeyso qaran dhan 500 dolar.. waa labo an is qadi karin
Walaalaheyna aw digil in sha alah cidamada konfur galbd ayaa loosodireya ayaka aya xureyneya
Comments are closed.