Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dowlada federaalka soomaliya ayaa fariin ku aadan Canshuurta u diray Bulshada somaliyeed gaar ahaan kuwa kunool Caasimada soomaliya ee Muqdisho xili uu la hadlayeey warbaahinta.
Wasiirka ayaa waxa uu sheegay inay labo meelo cayiman ka qaadaan kuwaasi oo kala ah Dekada Muqdisho iyo garoonka diyaaradaha Adan Cadde taasi ayuuna sheegay inay ku filneyn dhaqaalaha kasoo xarooda dib dhiska dalka.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com