Dhegayso…Caruur Shubanbiyoodka ugu le'anaya Ceelwaaq ee Gobolka Gedo,

1
58

shubanDadka ku dhaqan Tuulada Likooley oo qiyaastii 90km dhinaca waqooyi bari ka xigtan degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya maalmahii ugu dambeeyey in ilaa 5 caruur ah oo da,doodu ay ka yartahay ilaa hal sano in ay u geeriyoodeen cudurka shubanka iyo kuwo aysan garanayn, ayse u maleeyeen cudurka Xiiq-dheerta, tiro aysan sheegin intay tahay ayey sidoo kale xaqiijiyeen inay u jiifaan, odayaasha deegaanka ayaa sheegay in saxada oo liidata, helitaanka biyaha oo adag iyo afartii sano ee la soo dhaafay oo wax talaal ah aan laga hir gelin deeganada.

Halkan ka dhegayso Warbixinta

 

Caruur cuduro ugu geeriyootey Tuullooyin hoos taga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo,wada

1 COMMENT

  1. asc

    CEELwaaq waxay ka mid tahay degmooyinka ka tirsan ee GABOOLKA GEDO ee adka uga xoogan yihin digil iyo mirifle,( GARE) an u gurmano caruurtas wixii an aboodi karno,,,
    fataxada xita an ku sadaqeysano hadii wax kale lala gaari wayo

Comments are closed.