Dhegeyso:- Maamulka Degmada Marka oo sheegey iney Alshabab ka sifeyn doonan Magalada

0
62

markaMaamulka Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha hoose, ayaa sheegay inay jiraan rag ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanaya gudaha Degmada Marka.

Guddoomiyaha Degmada Marka Maxamed Cusman Yariisoow, ayaa cadeeyay inay ka warhayaan rag ka tirsan Al-Shabaab oo 20-ruux gaaraya kuwaasi oo uu sheegay inay ku dhuumanayaan gudaha Degmada Marka.

Maxamed Cusmaan Yariisoow, ayaa ku goodiyay inay dhawaan qaadayaan howlgal lagu bartilmaameedsanayo ragaasi Shabaabka ah ee Magaalada ku dhuumanaya, inkastoo uusan cadeyn xilliga howlgalka ay qaadayaan.

 

Degmada Marka

 

Halkan kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Degmada Marka Mobil

 

Daafeet.Com