Dhegeyso:- Nabadoon Maxamed xasan Xaad oo ku eedeeyey Maamulka Raaskambooni iney dhibaateeyaan Shacabka Reer Kismaanyo

0
54

AxaadNabadoon Maxamed xasan xaad oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka Muqdisho ayaa waxa uu shegay in Ciidamada Maamulka Raskambooni ay wali dhibaato ku hayaan Shacabka Magaalada kismaayo.

Wuxuu shegay in ciidamada Maamulka Raskambooni ay Wakhti kasta dhibateeyan Bulshada Kunool kismaayo isla markasna ay ka Hor istagaan Ganacsiga.

 

Nabadoon Xaad

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Nabadoon Xaad Mobil
Daafeet.Com